Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoonka baarlamaanka oo la kulmay qaar ka mid ah ururrada siyaasadeed ee dalka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
DEG DEG-Go’aan ka soo baxay Guddoonka Baarlamaanka ee doorashada 2016-ka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoonka Baarlamanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, Jeylaani Nuur Iikar iyo Mahad Cabdalla Cawad ayaa maanta la kulmay qaar kamid ah ururrada siyaasadeed ah ee kajira dalka, ayagoo ka wada hadlay dar-dargelinta sharciga axsaabta ee dalka.

Guddoonka waxa ay xubnaha ay la kulmeen u sheegeen in sameynta sharciga xisbiyada  uu Barlamaanku gudiyoo u saaray, isla markaana ay u gudbiyeen Xukuumadda Federaalka Soomaaliya si ay talooyin ugu biiriyaan, ka hor inta aan baarlamaanka la horkeenin.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Qaar ka mid ah ddkii ka qeyb galay kulanka aya soo dhaweyey  dadaalka  ay  guddonku ugu jiraan sidii dalka uu u yeelan lahaa sharciga axsaabta, waxa ayna ka codsadeen in guddoonku uu dardargeliyo dhameystirka sharciga axsaabta siyaasadeed ee dalka.

Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla  Cawad oo  Telefishinka Qaranka la hadlay ayaa sheegay in kulanka uu ahaa sidii ay u kala war qaadan lahaayeen ururrada siyaasadeed ee dalka ka jira, isla markaana ay wax uga ogaan lahaayeen halka uu marayo.

“Maal mahaan waxaa jiray kulamo guddoonka Barlamaanku uu lala haa Ururrada siyaadeed ee ka jira dalka, kuwaa oo soo dalbaday in guddoonka ay la kulmaan, waxa ayna ka waraysanayeen halka uu marayo xeerka axsaabta siyaadda, gudoonkuna waxaa uu warbixin ka siiyey marxaladahii uu soo maray samaynta xeerkaasi, guddigii soo sameeyey ee uu baarlamanku u saaray samayntiisa, waxa uuna u sheegay in xeerkasi uu hadda jiro dhanka Xukuumadda  , si Wasaaradaha u shaqada leh ay talo kor hin ugu sameeyaan oo ay ku jirto Wasaaradda arrimaha gudaha, ururraduna waxaa ay guddoonka uga mahad celiyeen sida ay  kaga go’an tahay hirgelinta xeerkaasi”ayuu yire Mahad Cabdalla.

Sharciga  xisbiyada  oo ay sooo diyaariyeen  guddi barlamaanku  u xil saaray ayaa haddii uu hir gallo, waxaa uu dalkeenu ka gudbi donaa nidaamka  awood qeybsiga qabiilka u salaysan.

 

 

Previous Post

Jaamacadda SIMAD oo maanta kun arday oo cusub soo dhaweysay “SAWIRRO”

Next Post

Waalidiin codsaday in la caawiyo gabadhooda xanuunsan “SAWIRRO”

Next Post
Waalidiin codsaday in la caawiyo gabadhooda xanuunsan “SAWIRRO”

Waalidiin codsaday in la caawiyo gabadhooda xanuunsan "SAWIRRO"

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In