Thursday, March 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoonka golaha shacabka oo la kulmay guddiga diyaarinta xeerarka sharciga doorashooyinka qaranka.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Guddoonka golaha shacabka oo la kulmay guddiga diyaarinta xeerarka sharciga doorashooyinka qaranka.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ku simaha guddoomiyaha golaha Shacabka ahna guddoomiye ku xigeenka 1-aad C/weli Ibraahim Sheekh Muudeey iyo guddoomiye ku xigeenka labaad Mahad Cabdalla Cawad ayaa la kulmay xubno ka tirsan guddiga diyaarinta xeerarka sharciga doorashooyinka qaranka.

Guddigan oo dhowaan uu magacaabay guddoonka labada Aqal ee baarlamaanka ayaa ka kooban 17 xubnood, waxaana kulanka uu ahaa mid is xog-wareysi ah oo looga hadlayay arrimaha doorashooyinka.

Related posts

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026

Guddigan ayaa howsha laga sugayay ay tahay sidii ay uga shaqeyn lahaayeen goobaha la geynayo kuraasta Xildhibaannada la soo dooranayo, qoondada haweenka, kuraasta Xildhibaannada ka soo galaya Somaliland iyo arrinta Gobolka Banaadir sidii ay xuquuq uga heli lahaayeen Aqalka Sare.

Guddoomiyaha guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaran Xaliimo Ismaaciil Ibbraahim (Xaliimo yareey) ayaa ugu baaqday Xildhibaannada labada Aqal in looga baahan yahay inay dedejiyaan sharciga axsaabta, si xisbiyada la diiwaan geliyay ay uga baxaan kumeel gaarnimada.

Previous Post

Shir looga hadlaayey kobcinta dhaqaalaha iyo qaabka canshuur qaadista oo lagu qabtay Magaalada Dhuusomareeb.

Next Post

Ra’isul Wasaaraha dalka Jarmalka Angela Merkel oo Karantiil gashay

Next Post
Ra’isul Wasaaraha dalka Jarmalka Angela Merkel oo Karantiil gashay

Ra'isul Wasaaraha dalka Jarmalka Angela Merkel oo Karantiil gashay

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

March 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jabuuti kaga qeyb-galay kulan saddex-geesood ah oo ay yeesheen Madaxweynaha...

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

March 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta mar kale khudbad ka jeedisay shir...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In