Friday, July 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Cusub ee Bankiga dhexe oo maanta si rasmi ah xilka ula wareegay

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Cusub ee Bankiga dhexe oo maanta si rasmi ah xilka ula wareegay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad kooban oo lagu qabtay Xarunta Bankiga dhexe ee Somaaliya ayuu maanta xilka kula wareegay Guddoomiyaha Cusub ee Bankiga Dhexe, iyadoo ay goob-joog ka ahaayeen Wasiirka Maaliyada Xukuumadda Soomaaliya  Cabdiraxmaan Ducaale Bayle  iyo Hanti dhowrka guud Qaranka .

Related posts

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka ka jawaabista saameynta la filayo ee Super El Niño 2026

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka ka jawaabista saameynta la filayo ee Super El Niño 2026

July 30, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

July 30, 2026

Guddoomihii hore ee  Bankiga  Bashiir Ciise oo ka hadlayay  waxyaabihii usoo qabsoomay Bankiga dhexe sanadiihi lasoo dhaafay ayaa sheegay in haatan uu marayo xiligii ugu haboonaa maadaama Dhaqaalaha Dalka uu marayo dib u kabasho, sido kale wuxuu bogaadiyay guddoomiyaha cusub asigoo uga baryay alle inuu xilka u fududeeyo.

Guddoomiyaha Cusub ee Bankiga Dhexe Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi ayaa uga mahadceliyay Shaqadii usoo qabtay guddoomiye Bashiir waxuuna sheegay inuu ka shaqeyn doono  sidii dalkaan looga gaarsiin lahaa isku filnaasho.

Dhinaca kale Gudoomiyaha  Cusub ayaa kullan isbarasho la qaatay qaar kamid ah Shaqalaaha Bankiga dhexe, laguma Sagootinayay Gudoomiyhii hore ee Bankiga dhexe waxaana guud ahaan lagu bogaadiyay waxqabadkii uu u haayay  ummadda Soomaaliyeed .

Marwo Mayan  Cabdullaahi Gudoomiye  ku-xigeenka Bankiga dhexe  ayaa sheegtay in gacmo furan ay kusoo dhaweynayaan gudoomiyaha shaqaalahana ay yihiin dhalinyaro Xirfad uleh shaqada Bankiga dhexe .

Guddomiyaha Cusub ee Bankiga dhexe Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi ayaa balan qaaday in Shaqo hufnaan leh uu la imaan doono wuxuuna shaqaalaha ku dhiira geliyay in qof kasta si cadaalad ah u shaqeeyo .

Previous Post

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha shacabka oo furay aqoon isweydaarsi udhaxeeya Golaha shacabka iyo Golaha wakiilada Puntland

Next Post

Madaxweynaha Hirshabeelle oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay la Taliyaha Dhinaca Siyaasadda Wakiilka IGAD ee Soomaaliya+Sawirro

Next Post
Madaxweynaha Hirshabeelle oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay la Taliyaha Dhinaca Siyaasadda Wakiilka IGAD ee Soomaaliya+Sawirro

Madaxweynaha Hirshabeelle oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay la Taliyaha Dhinaca Siyaasadda Wakiilka IGAD ee Soomaaliya+Sawirro

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka ka jawaabista saameynta la filayo ee Super El Niño 2026

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka ka jawaabista saameynta la filayo ee Super El Niño 2026

July 30, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku matalay shir dhanka Zoomka ah...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

July 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta safar shaqo ku gaaray magaalada Kambaala ee...

Golaha Wasiirrada XFS, oo ansixiyay ergeyga Soomaaliya ee (OIC) iyo dalacsiinta Danjirayaal cusub

Golaha Wasiirrada XFS, oo ansixiyay ergeyga Soomaaliya ee (OIC) iyo dalacsiinta Danjirayaal cusub

July 30, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS, ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyay soo-jeedinta Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee magacaabista ergeyga Soomaaliya ee...

Wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga XFS oo shir muhiiim ah uga qaybgalay dalka Uganda

Wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga XFS oo shir muhiiim ah uga qaybgalay dalka Uganda

July 30, 2026
0

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga JFS, Mudane Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta magaalada Kampala ee Jamhuuriyadda Uganda kaga qayb galay Shirka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In