Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudi loo xil saaray ka talo bixinta siyaasadda dhalinyarada qaranka oo kulan yeeshay-Sawirro

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Gudi loo xil saaray ka talo bixinta siyaasadda dhalinyarada qaranka oo kulan yeeshay-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xarunta wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha ee xukuumadda Soomaaliya waxaa maanta kulan ku yeeshay gudi heer wasiir ah oo loo xilsaaray ka soo talo bixinta dejinta siyaasada dhalinyarada qaranka, gudigaasi oo uu gudoomiye u yahay wasiirka dhalinyarada iyo Sports ka  Maxamed Cabdulaahi Xasan Nuux.

Kulanka ayaa wasaaradda dhalinyaradu waxaa ay Ku soo bandhigtay document  muujinaya qorshaha wasaarada ee horumarinta dhalinyarada iyo dejinta siyaasada dhalinyarada.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Wasiirada ka qayb galay kulankaas ayaa waxaa ka mid ahaaa wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta,wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha,wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska,Wasiirka Amniga gudaha,Wasiirka Caafimaadka,wasiirka Haweenka iyo xaquuqda Aadanaha,Wasiirka Kalluumeysiga,Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha bulshada,Wasiirka Xanaanada xoolaha iyo wasiiru dowlaha Amniga,Wasiiradaasi dhamaan waxaa ay soo bandhigeen qaabka ugu haboon ee dhalinyarada loogu hagi lahaa siyaasada hufan.

Wasiirka wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha mudane Maxamed Cabdulaahi Xasan Nuux ayaa sheegay in kulankan uu ahaa mid muhiim u ah dejinta siyaasadda dhalinyarada qaranka taas oo wasaaraddu ay muddoyinkan dambe ku howlaneyd.

Dhinaca kale wasiir Nuux waxaa uu kulan kula qaatay xarunta wasaarada qaar ka mid ah ururada dhalinyarada dalka oo uu kala hadlay sidii ay uga qayb qadan lahaayeen dejinta siyaasada dhalinyarada iyo sidoo kale in ay iska diiwaan galiyaan wasaaradda isla markaana ay wasaaradda ugu gacansiin lahaayeen arintaas mar kale wasiirka ayaa ka hadlay.

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa khamiistii la soo dhaafay waxaa uu magacaabay gudi 10 wasiir ka kooban oo uu u xilsaaray in ay ka soo talo bixiyaan sameynta siyaasada dhalinyarada, dhalinta ayaana ah tirada ugu badan bulshada Soomaaliyeed in siyaasad loo sameeyo ayaana ah talaabo kale oo dhanka  wanaagga  loo qaaday.

DSC07417 DSC07420 DSC07429 DSC07432 DSC07435 DSC07452 DSC07454 DSC07462 DSC07463 DSC07466 DSC07503

Sawir Qaade: Farxaan Saleebaan Daahir

Previous Post

R/wasaaraha oo soo xiray shir looga hadlayay arrimaha dastuurka “Sawirro”

Next Post

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo kormeerey qaar kamid ah degmooyinka Muqdisho-Sawirro

Next Post
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo kormeerey qaar kamid ah degmooyinka Muqdisho-Sawirro

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo kormeerey qaar kamid ah degmooyinka Muqdisho-Sawirro

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In