Warsaxaafadeed
Kulankii 34AAD oo aay isugu yimid guddiga farsamadda maamul usameeynta GoboladdaDhexe Galgaduud iyo Mudug oo uu shir gudoominayay Gudoomiye Kuxigeenka GuddigaMaxamedXaashiCabdi.
Shirkaa ayeey guddigu waxeey uga hadleen waxyaabihii u qabsoomay tan iyo intay gudoonka doorteen iyo waxa ku soo wajahan ooy tahay inay qabtaan.
Waxyaabaha ay ka hadleen ayaa waxaa ka mid ahaa;
Inladardargeliyodhaqaajinta howsha maamul usameeynta Goboladda DhexeGalgaduud iyo Mudug ayagoo isla qaatay ineey muhiim tahay in sida uga dhaqsaha badan ay ugu wareegaan goobtii shirka si wada jir ah.
Waxeeykaloo ka hadleen oo isla qaateen arinka dib-u-heshiinta ooy dad badan soo celceliyeen ayagoo isla gartay inay shaqadooda ka mid tahay arintaasintabadana aayku dhex qaban doonaan waqtiga shirka uu socdo wixii ka dhimanaadana aay dhameeystiri doonaan shirka kadib.
Sidoo kale wuxuu mar labaad guddigubaaq nabadeed usoojeediyaydhamaan kooxaha ku dagaalamaya GoboladdaDhexe Galgaduud iyo Mudug sikudheehanhufnaaniyoshuruudla’aanlagusooceliyonabadiyowaddanoolaasho.
Sidoo kale wuxuuguddigu usoo jeedinayaabaaq dhamaan musharixiinta madaxweeyneninimoeeGobaladdaDhexe Galgaduud iyo Mudug in aaysankukicinfaldhaawicikaraheykalkaiyohawshaguddiga, iskunakalsoonaadaan mar walbanaogaadaan inuu guddiguyahaymid dhexdhexaad ah lanashaqeeyaan.
Sidoo kale Gudigu waxa uu ka codsanyaa in dhamaan bulshada qaybaheeda kala duwan ee ka soo jeeda Galgaduud iyo Mudug goob kasta ay joogaan inay gacan ku siiyaan gudiga dhismaha maamulkaas..
FiiroGaar Ah: Wax YaabahaGuddigaUqabsoomay;
- Xalintacaqabadabadanoo la soogudboonaadaylidnakuahaamaamul u samayntaGoboladaDhexe.
- Inladoortaygudoomiye, kuxigeen, xoghayeiyoafhayeen
- Inlamagacaabaygudiyohoosaadkala ah dastuurka, qilaafaadka, sahayda&dejinta, amniga&anshaxa&wacyigelinta
- BilowgaqoraalkaQabyoqoraaldastuurkamaamulkagoboladdadhexe
- Xeerhoosaadkagudiggaiyoergooyinka
Ugu danbeeyntii shirkii maanta waxa uu guddigu isku raacay inuu dar-dargeliyo howlihiisa shaqo ee horyaalla.
Wixiifaahfaahindheeraada, fadlankalasooxiriirafhayeenkaguddiga.
Wada ShaqeeynWacan.
ShiiqCumar Cali RoobleAfhayeenkaGuddigaFarsamadda – tel: 0618066662 email: [email protected]