Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudiga joogtada ah ee golaha shacabka oo maanta shiray kana hadlay go’aanki xukuumadda

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Gudiga joogtada ah ee golaha shacabka oo maanta shiray kana hadlay go’aanki xukuumadda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha golaha shacabka Maxamed Sheekh Cismaan “Jawaari” ayaa maanta shir-gudoomiyay kulan ay gudiga joogtada ah ee golaha shacabka ku yeesheen magaalada Muqdisho, kaasoo looga hadlay go’aanki xukuumadda ee Lixdi Septembar, waxaana gudigu isku raacay in ajandaha ugu horreeya ee kulanka baarlamanka laga dhigo arrinta ku saabsan go’aanka xukuumadda.

C/kriin Xaaji Cabdi “Buux” oo ah xoghayaha guud ee golaha shacabka oo kulkaasi kaddib warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in kulanka golaha wasiirrada looga hadlay go’aanki xukuumadda iyo arrimo kale wuxuuna tilmaamay in guddigu go’aamiyay in ajandaha ugu horeeya ee kulanka golaha shacabka ee sabtida uu noqdo go’aanka xukuumadda.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

“Waxaa looga hadlay arrimo dhowr ah, waxaase ugu muhiimsanaa go’aanki ka soo baxay golaha wasiirrada Lixdi Septembar, wuxuuna go’aankaasi noqonayaa ajandaha ugu horreeya ee kulanka baarlamanka ee sabtida” ayuu yiri xogahaya guud ee baarlamanka mudane Buux

Kulanka oo ahaa kii 11-aad ee sidoo kale loogu sheegay in uu jiri doono axdi ku saabsan maxaabiista Soomaaliyeed ee ku xiran dalka India kaasoo laga sugayo xukuumadda. iyadoo marka la keeno golaha shacabka uu ka shaqeyndoono sharcina loo bedeli doono.

Previous Post

Dhageyso warka duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Shir Looga Hadlayo Hirgelinta Dowladaha Hoose Ee Soomaaliya Garoowe Ka Furmay “SAWIRRO”

Next Post
Shir Looga Hadlayo Hirgelinta Dowladaha Hoose Ee Soomaaliya Garoowe Ka Furmay “SAWIRRO”

Shir Looga Hadlayo Hirgelinta Dowladaha Hoose Ee Soomaaliya Garoowe Ka Furmay "SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In