Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ka tacsiyadeeyey geerida naxdinta leh ee ku timid Allaha u naxariistee Marxuum Xuseen Sheekh Axmed Kadare isagoo si koobanna uga hadlay taariikhda uu marxuum Kadare ku dhex leeyahay umadda Soomaaliyeed.
Muuqaalka Gudoomiyaha Baarlamaanka Hoos Ka Daawo:-
—DHAMAAD—
Xafiiska Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha Ee Guddoonka Baarlamaanka
Media and Public Relation Office Of Speaker
Email:- [email protected]