Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoomiyaha Baarlamaanka oo ka qeybgalay xaflad lagu xusayay dhalashada nabigeena Muxamed NNKH+Sawirro

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Gudoomiyaha Baarlamaanka oo ka qeybgalay xaflad lagu xusayay dhalashada nabigeena Muxamed NNKH+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadan lagu xusayay dhalashada nabigeena Muxamed NNKH oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeybgalay gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, ku xigeenkiisa koowaad iyo xubno ka tirsan golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya, xildhibaano iyo boqolaal kamid ah dadweynaha Soomaaliyeed.

Ugu horeyn xaflada ayaa waxaa ka hadlay xildhibaan C/qaadir Macalim Nuur oo kamid ahaa dadkii soo qaban qaabiyay munaasabadda lagu xusayay dhalashada nabigeena Muxamed ayaa u mahadceliyay mas’uuliyiinta dowladda ee ka soo qeybgashay sida ay ahmiyad weynu siiyeen xafladan.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026

Wasiirka diinta iyo Owqaafta ee xukuumadda Soomaaliya mudane C/qaadir Sheekh Cali Bagdaadi oo goobta ka hadlay ayaa waxaa uu sheegay in ahmiyad weyn u leedahay dhamaan muslimiinta in ay bartaan taariikhda nabigeena Muxamed NNKH.

Guddoomiyaha golaha shacabka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan “Jawaari” ayaa tilmaamay in loo baahan yahay in dadka muslimiinta ay isku booriyaan jeceylka nabigeena iyo barashada taariikhdiisa si dadka ay u noqodaan kuwo markasta qalbigooda ka buuxsanto jeceylka nabigeena Muxamed NNKH.

Mudane Jawaari ayaa ka hadlay dhibaatada ay leedahay dowlad la’aanta isagoo  sheegay in ay xaaraam tahay in qof muslim ah dhiigiisa la daadiyo sabab la’aan.

Tan iyo markii ay bilatay bisha Rabiicul Awal ayaa guud ahaan dunida muslimka laga xusayay dhalashada nabigeena Muxamed NNKH iyadoo magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka lagu qabtay xafladahaasi.

DSC09386 DSC09387 DSC09388 DSC09389 DSC09390 DSC09391 DSC09392 DSC09393 DSC09394 DSC09395 DSC09399 DSC09400 DSC09401 DSC09402 DSC09403 DSC09404 DSC09410 DSC09411 DSC09414 DSC09415 DSC09416 DSC09417 DSC09419 DSC09424 DSC09430 DSC09437 DSC09438 DSC09439 DSC09446 DSC09447 DSC09448 DSC09454 DSC09456 DSC09459 DSC09462 DSC09464 DSC09467 DSC09470 DSC09474 DSC09478 DSC09488 DSC09490

 

Previous Post

Fanaaniinta Hodan C/raxmaan iyo Axmed Rasta oo Muqdisho soo gaaray

Next Post

Dhageyso warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhagayso Barnamijka Dhacdooyinka Maanta Ee Radio Muqdisho

Dhageyso warka Duhur ee Radio Muqdisho

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

October 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga safiirnimo kaga guddoomay Danjireyaasha cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In