Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoomiyaha Baarlamanka Galmudug iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray deegaanka Docolleey+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Gudoomiyaha Baarlamanka Galmudug iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray deegaanka Docolleey+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdiga uu hogaaminayay Gudoomiyaha Baarlamanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa waxaa qayb ka ahaa wasiirka amniga Cusmaan Ciise Nuur Taardhuleed, wasiir ku ixgeenkiisa, wasiirka shaqada iyo shaqaalaha, Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Galmudug, taliyaasha ciidamada qaarkood iyo mas’uuliyiin kale.

Wafdiga ayaa magaalada Docoley oo Cadaado dhinaca woqooyi bari kaga beegan 45-km ku soo dhaweeyay dadwaynaha deegaanka oo Rag iyo Dumarba aan u kala harin.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Wafdiga ka socday Galmudug ayaa kulamo la qaatay waxgaradka deegaanka, sidoo kalena kormeeray dhismaha Saldhigga Booliska ,Isbitaalka deegaanka iyo xarumo kale oo bulshadu isku xilqaantay.

Axmed Macalin Cumar Jaamac oo ka mid ah Gudiga ku hawlan dhismayaashan danta guud ayaa sheegay in uu bilowday dhismaha Saldhiiga Booliska iyo xarunta maamulku ku shaqaynayo, ayna iska aruuriyeen ilaa 200-oo neef oo jar ah, si loogu kaalmeeyo hawlaha socda, waxaana uu codsaday in lagu gacansiiyo.

Taliye ku xigeenka Booliska Galmudug Cabdi Jaamac C/lle Xabeeb ayaa sheegay in Docoley laga qorayo 20-Askari oo Boolis ah tababarna lagu siindoono magaalada Cadaado, si ay deegaankooda uga hawlgalaan, waxaana uu bogaadiyay dhismaha Saldhigii ay ku shaqaynlahaayeen oo la diyaarinayo.

Gudoomiyaha Baarlamanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa sheegay in abaabulka ka socda deegaanka Docoley uu tusaale fiican u yahay sida wacyiga bulshadu sara ugu kacay, ka maamul ahaana ay garab taaganyihiin bulshada deegaanka.

da def edr hyh kli mjy qaw tgy thgf unnamed

Previous Post

Dooni ay la socdeen tahriibayaal oo ku dagtay badda Turkiga

Next Post

M.weyne Xasan Oo Shir Gudomiyay Kulan Gar ah Oo Looga Hadlayay Xasaradaha Dalalka Bariga Afrika+Sawiro

Next Post
M.weyne Xasan Oo Shir Gudomiyay Kulan Gar ah Oo Looga Hadlayay Xasaradaha Dalalka Bariga Afrika+Sawiro

M.weyne Xasan Oo Shir Gudomiyay Kulan Gar ah Oo Looga Hadlayay Xasaradaha Dalalka Bariga Afrika+Sawiro

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In