Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoomiyaha cusub ee maxkamadda Racfaanka oo si rasmi ah xilka ula wareegay+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Gudoomiyaha cusub ee maxkamadda Racfaanka oo si rasmi ah xilka ula wareegay+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka  Saalax Sheekh Ibraahim Dhiblaawe ayaa si rasmi xilka ugala wareegay Guddoomiyihii hore Xasan Maxamed Cali Wariiri.

Xafladda Xilwareejinta oo ka dhacday xarunta Maxkamadda ayaa waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin kala duwan, iyadoo gudoomiyaha cusub ee maxkamadda Racfaanka uu si rasmi ah xilkaasi ugala wareegay gudoomiyihii hore

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Saalax Sheekh Ibraahim gudoomiyaha maxkamada Racfaanka oo ka hadlay munaasabaddaasi ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in uu xilkiisa u gudan doono si hufan oo caddaalad leh isagoo ka codsaday howlwadeennada maxkamadda iney ula shaqeeyaan si wanaagsan.

Guddoomiye Saalax Sheekh Ibraahim waa aqoon yahan ku taqasusay garsoorka, wuxuna shahaadada Bachelor of Law, ka qaatay Jaamacadda International University of Africa ee dalka Suudan, isaga oo sidoo kalena Shahaadada Master of Law ka sameeyey isla Jaamacaddaasi International University of Africa ee Suudan.

saalax_3 saalax_1

Previous Post

Maamulka degmada Afgooye oo mamnuucay in hub lagu dhex wato magaaladaasi

Next Post

Madaxweynaha Turkiga oo la afura bulshada iyo ciidamada dalkiisa+Sawirro

Next Post
Madaxweynaha Turkiga oo la afura bulshada iyo ciidamada dalkiisa+Sawirro

Madaxweynaha Turkiga oo la afura bulshada iyo ciidamada dalkiisa+Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In