Thursday, September 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoomiyaha cusub ee Shangaani oo xilka la waregay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Gudoomiyaha cusub ee Shangaani oo xilka la waregay

????????????????????????????????????

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad kooban uu xilka kula wareegayay Gudoomiyaha Cusub ee Degmada  Shangaani  Axmed Xasan Yalaxow oo horey u ahaay gudoomiyihii degmada Kaaran ayaa maanta lagu qabtay xarunta degmada Shangaani ee magaalada Muqdisho iyadoo munaasada xil wareejinta uu kasoo qeyb galay gudoomiye Kuxigeenka Siyaadda ee Maamulka gobalka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye qaar kamid ah Gudoomiyasha Degmooyinka gobalka Banaadir saraakisha hey’adaha amaanka qeybaha kala duwan ee Bulshada iyo marti sharaf kale.

Gudoomiyihii hore ee Degmada Shangaani Saciid Cabdiqaadir Saciid oo munaasada ka hadlay ayaa sheegay in uu la shaqeyn doono maamulka cusub ee loo soo magacaabay degmada isagoo ugu baaqay shacabka reer Shangaani in ay la shaqeyan gudoomiyaha cusub.

Related posts

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
𝑯𝒐𝒈𝒈𝒂𝒂𝒏𝒌𝒂 𝑿𝒊𝒔𝒃𝒊𝒈𝒂 𝑸𝒊𝒊𝒎𝒐 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 𝒌𝒖 𝒅𝒉𝒂𝒘𝒂𝒂𝒒𝒂𝒚 𝑻𝒂𝒂𝒈𝒆𝒆𝒓𝒂𝒅𝒂 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 𝑳𝒊𝒊𝒃𝒂𝒂𝒏 𝑨𝒙𝒎𝒆𝒅 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 𝒊𝒚𝒐 𝑱𝑺𝑷

𝑯𝒐𝒈𝒈𝒂𝒂𝒏𝒌𝒂 𝑿𝒊𝒔𝒃𝒊𝒈𝒂 𝑸𝒊𝒊𝒎𝒐 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 𝒌𝒖 𝒅𝒉𝒂𝒘𝒂𝒂𝒒𝒂𝒚 𝑻𝒂𝒂𝒈𝒆𝒆𝒓𝒂𝒅𝒂 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 𝑳𝒊𝒊𝒃𝒂𝒂𝒏 𝑨𝒙𝒎𝒆𝒅 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 𝒊𝒚𝒐 𝑱𝑺𝑷

September 24, 2026

“Ee waxaan soo dhawey naaya maanta gudoomiyaha Cusub yalaxow ee shacabka degmada shangaani waxaan kula dar daar maaya sey aniga ila shaqeeyen iney yalaxow ula shaqeeyan degma walbo ee qof walbo oo xil haaya maalin ayaa laga qaadaya wax xaq eh waaye qof walbo oo maamul haaya ama madax eh xaq waaye in laga qaado xaqna waxuu ilee yahay in loo maga caabo “

Gudoomiyaha Cusub ee Degmada Shangaani Axmed Xasan Yalaxow ayaa Munaasada ka sheegay in uu xoojin doona shaqada adag uu horey usoo qabtay maamulki hore ee degmada shangaani  asigoo sidoo kale kacodsaday bulshada kunool degmada in ay la shaqeeyan.

“Ee sxbkey shaqadi uu soo waday mudadii sanadka aheyd uu soo waday inaan sii siyaadino ma ogiyee inaan hoos u aadono  insha allahu tacaala ilaahey hanagala yaabo ee waan rajeyneynaa inaan horey usii socono horey waxaa loo socon karaa goorme horey loo socon karaa su’aashas waxaa horey loo socon karaa markii lawada shaqeeyo wada shaqeyn dhab ah ee timaado ayaa horey la aadi karaa marka bulshada heer shangaani inaan wada shaqeyno”
Gudoomiye Kuxigeenka Siyaasadda ee maamulka gobalka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye oo warbaahinta lahadlay waxaa uu sheegay in isku shaan dheenta iyo xilka qaadista lagu sameeyay qaar kamid ah gudoomiyaasha degmooyinka gobalka Banaadir ay qeyb ka tahay isbadalka hormarinta degmooyinka Gobalka,,,Cod

“Maamulka Degmooyinka ama ma aragtay gobalka Banaadir oo dhan waa wax ma og tahay isbadali doona wax hada ma aragtay cusubna ma ahan marka ee qofkas taaba inuu ma og tahay sidaas o gaado oo uu ku tala galo in labadali karo uuna shaqeyn karo muhiimada intaas weeye wax xumaan ah majirto wax la nacayna  ma jirto wax hebelaa saas eh ma jirto waa uun maamulka sida lagu yaqaano in ee isbadal uu dhaco tii uuna tan ku timid”

Shalay ayey aheyd markii wareegto ay ku saxiix naayen

Gudoomiyaha gobalka Banaadir Mudane Xasan Maxamed Xuseen Muungab iyo Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Fedraalka ee Dowlada soomaliya isku shaan dheen lagu sameeyay qaar kamid ah gudoomiyaasha degmooyinka gobalka Banaadir halka sidoo kale Xilka qaadis lagu sameeyay gudoomiyahii Degmada Shangaani Saciid Cabdiqaadir Saciid iyadoo bari lagu wado in gudoomiyal kale ay xilalka  la kala wareegan.

Previous Post

Xeerilaaliyaha qaranka oo deeq gaarsiiyay ardada aragga la'{SAWIRRO}

Next Post

Hay’ada PAC oo soo bandhigtay adeegyada ay Soomaaliya ka qabato

Next Post
Hay’ada PAC oo soo bandhigtay adeegyada ay Soomaaliya ka qabato

Hay'ada PAC oo soo bandhigtay adeegyada ay Soomaaliya ka qabato

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...

𝑯𝒐𝒈𝒈𝒂𝒂𝒏𝒌𝒂 𝑿𝒊𝒔𝒃𝒊𝒈𝒂 𝑸𝒊𝒊𝒎𝒐 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 𝒌𝒖 𝒅𝒉𝒂𝒘𝒂𝒂𝒒𝒂𝒚 𝑻𝒂𝒂𝒈𝒆𝒆𝒓𝒂𝒅𝒂 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 𝑳𝒊𝒊𝒃𝒂𝒂𝒏 𝑨𝒙𝒎𝒆𝒅 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 𝒊𝒚𝒐 𝑱𝑺𝑷

𝑯𝒐𝒈𝒈𝒂𝒂𝒏𝒌𝒂 𝑿𝒊𝒔𝒃𝒊𝒈𝒂 𝑸𝒊𝒊𝒎𝒐 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 𝒌𝒖 𝒅𝒉𝒂𝒘𝒂𝒂𝒒𝒂𝒚 𝑻𝒂𝒂𝒈𝒆𝒆𝒓𝒂𝒅𝒂 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 𝑳𝒊𝒊𝒃𝒂𝒂𝒏 𝑨𝒙𝒎𝒆𝒅 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 𝒊𝒚𝒐 𝑱𝑺𝑷

September 24, 2026
0

Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In