Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoomiyaha Degmada Buula-barde oo codsay in laga taageero sidii Al Shabaab uga guuleysan lahaayeen

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Gudoomiyaha Degmada Buula-barde oo codsay in laga taageero sidii Al Shabaab uga guuleysan lahaayeen
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Degmadda Buule-Burde ee Gobalka Hiiraan ayaa faahfaahiyay Xafiis Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ay ka hergelisey Degmadaas, kuna tilmaamey tallaabo loo qaadey Ballaarinta adeegadda Dowladda.

Gudoomiyaha Degmada Buula-burde oo la-hadlay Radio Muqdisho Cabdi Daahir Guure waxaa uu tilmaamay in dadka deegaaanka ay dhibaato ku qabeen helida adeegyada Baasaboorka balse hada arrintaas fudutaatay kadib furitaanka Xafiiska.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Waxey Maamulkeena arrintan u tahay farxad maxaa yeelay dadku waxaa ay Baasaboorada u doonin jiriin Degmooyin kale kuwaas oo xitaa suurto gal tahay inay dhibaatooyin la-kulmaan inta ay safarka ku jiraan balse hada arrintaas waan ka baxnay waxaana xafiis adeegyadaas oo dhan bixin doona laga furay Buula-burde” sidaas waxaa yiri Gudoomiye Cabdi Guure.

Dhanka kale waxa uu Gudoomiyihu ka hadlay dagaalo Ciidanka iyo Shacabka Buula-burde oo iskaashanaya kula jiraan Maleeshiyaadka Al Shabaab waxaana uu sheegay in xili kasta dagaal kula jiraan Al Shabaab kuwaas nabada iyo nolosha dadka Soomaaliyeed kasoo horjeeda.

“Waxaan dagaal toos ah kula jirnaa Al Shabaab kuwaas oo damacsan inay hormarka Degmada iyo dadka hoos u dhigaan balse marnaba u ogolaan meyno arrintaas waxaana kala hortageynaa dagaal inaga oo iskaashaneyna”

Gudoomiye Cabdi Daahir Guure waxaa uu ka codsay Dowlad Goboleedka Hirshabeelle iyo Dowladda Federaalka ee Soomaaliya inay garab siiyaan si-ay uga guuleystaan Al Shabaab, waxaa uu tilmaamay Gudoomiyuhu inay u baahan yihiin garab istaaga Dowladda Soomaaliya.

 

 

Previous Post

Wasaaradda Gaadiidka,Duulista iyo Hawada XFS oo sheegtay inaan diyaaradaha sharuudaha looga baahan yahay u dhammeystirneyn ka shaqo geli karin Garoonka Aadan Cadde

Next Post

Dakhliga Dalka oo la doboolay ilaa iyo 58% (Faallo)

Next Post
Dakhliga Dalka oo la doboolay ilaa iyo 58% (Faallo)

Dakhliga Dalka oo la doboolay ilaa iyo 58% (Faallo)

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In