Saturday, March 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoomiyaha degmada Hobyo ayaa dhagax dhigay Maxjar lagu xanaaneyo xoolaha oo dhismihiisu ka bilowday degmadaas.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Gudoomiyaha degmada Hobyo ayaa dhagax dhigay Maxjar lagu xanaaneyo xoolaha oo dhismihiisu ka bilowday degmadaas.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda Soomaaliya oo si adag u uga hadashay is doorashada sharci darrada ah ee ka dhacday Baydhabo

March 28, 2026
Wafdi ka socday Turkiga oo booqasho ku tegay Dekadda Muqdisho

Wafdi ka socday Turkiga oo booqasho ku tegay Dekadda Muqdisho

March 28, 2026
Xilli dhaqdhaqaaq ganacsi uu ka bilowday degmada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa ganacsatada Sooamaliyeed waxa ay bilaabeen inay mashaariic maalgashi ka sameeyeen degmadaas ka dib markii ay hawl bilowday Dekadda macmalka.
Maxjarkan oo ay maalgashanayaan ganacsato Soomaaliyeed oo qurba joog iyo daljoog isugu jirta ayaa dhismihuusu dhamaystirmi doonaa 6-biood ka dib sida ay sheegeen  Mahdi Maxamed Cusmaan iyo Cabdiyare Xassan Warsame oo hawshan maamulaya.
Gudoomiyaha degmada Hobyo C/llahi Axmed Cali ayaa fursad muhiim ah ku tilmaamay dhismaha Maxjarka Hobyo, waxaana uu sheegay in koboca dhaqaalaha deegaanka uu ka qayb qaadanayo.
Tan iyo markii ay shaqo bilowday Dekadda macmalka ah ee magaalada Hobyo ayaa waxaa soo badanayay ganacsatada danaynaya inay maalgashadaan maagaalada, iyadoo hadda Hobyo ay safar sahan ah ku joogaan mas’uuliyiinta rugta ganacsiga Galmudug.
DSC00756 DSC00755 DSC00754 DSC00753 DSC00752
Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Faaqidaada ee Radio Muqdisho

Next Post

Wasaarada Beeraha iyo waraabka Puntland oo kormeertay beeraladayda Gobalka Bari.

Next Post
Wasaarada Beeraha iyo waraabka Puntland oo kormeertay beeraladayda Gobalka Bari.

Wasaarada Beeraha iyo waraabka Puntland oo kormeertay beeraladayda Gobalka Bari.

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda Soomaaliya oo si adag u uga hadashay is doorashada sharci darrada ah ee ka dhacday Baydhabo

March 28, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa is doorashada sharci darrada ah ee maanta lagu qabtay magaalada Baydhaba, taas...

Wafdi ka socday Turkiga oo booqasho ku tegay Dekadda Muqdisho

Wafdi ka socday Turkiga oo booqasho ku tegay Dekadda Muqdisho

March 28, 2026
0

Wafdi ka socday shirkadda Akkon Lines ee dalka Türkiye ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay Dekedda Magaalada Muqdisho, waxaana...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo loo gudbiyay Warbixinta Wasaaradda Gaadiidka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo loo gudbiyay Warbixinta Wasaaradda Gaadiidka

March 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa warbixin uga dhagaystay Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarigga jaray waddada isku xirta Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarigga jaray waddada isku xirta Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha

March 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray, waddada laamiga ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In