Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoomiyaha degmada Raageceelle oo ka hadlay howlgallo lagu sugayo amniga”Dhageyso wareysiga”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
7 years ago
in Wararka
0
Gudoomiyaha degmada Raageceelle oo ka hadlay howlgallo lagu sugayo amniga”Dhageyso wareysiga”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha degmada Raage-ceelle ee gobolka Sh/Dhexe Cumar Cali Nuur oo u waramay Radio Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyay howlgallo ka dhan ah kooxo burcada oo dhac iyo kufsi u geysta dadka ku safra waddada isku xirta Muqdisho iyo Raage-ceelle, kaasoo ay fuliyeen ciidamada ammaanka gobolka Sh/Dhexe.

CUMAR CALI NUUR

Cumar Cali Nuur gudoomiyaha degmada Raage-ceelle ayaa sheegay in ay soo baxeen kooxo burcad ah oo waddada u gala gaadiidka safarka ah taasoo keentay in gaadiidkii uu waddada ka maagay, wuxuuna tilmaamay in uu halkaasi u daray ciidamada ammaanka ee gobolka.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Gudoomiye Cumar Cali Nuur ayaa xusay in todobo ka mid ah burcadaasi ay ciidamadu gacanta ku soo dhigeen, islamarkiina loo gudbiyay xarunta gobolka ee Jowhar, halka howlgalkii xigay ay ciidamadu dileen sadex ka mid ah burcadda, wuxuuna xaqiijyay in ammaanka waddadaasi la xaqiijiyay gaadiidkuna ay haatan si nabada ku marayaan

Dhinaca kale gudoomiye Cumar Cali Nuur ayaa hoosta ka xariiqay in degmada Raageceelle ay jirto xaalad biyo la’aan ah, isagoo intaasi raaciyay in fuustadi biyaha ah la gado Lix Doolar, wuxuuna dalbaday gurmad deg deg ah.

Halkan hoose ka dhageyso wareysiga gudoomiye Cumar Cali Nuur

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2019/07/GUDOOMIYAHA-DEGMADA-RAAGE-CEEL-CUMER-CALI-NUUR.mp3
Previous Post

Somali foreign minister receives African Union delegation led by Mbeki in Mogadishu

Next Post

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika oo soo gaaray Muqdisho

Next Post
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika oo soo gaaray Muqdisho

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika oo soo gaaray Muqdisho

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In