Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir “Soomaaliya waxaa ay soo buuxisay sharuudihii looga baahnaa Shirka Brussels” Dhageeyso

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Gudoomiyaha Gobalka Banaadir “Soomaaliya waxaa ay soo buuxisay sharuudihii looga baahnaa Shirka Brussels” Dhageeyso
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Ing C/raxmaan Cumar Cismaan “Yariisow” oo Wareysi siiyey Radio Muqdisho ayaa ka hadlay Shirkii looga hadlayey arrimaha Soomaaliya kaas oo lagu soo gabo-gabeeyey Dalka Biljimka Shalay galinkii danbe.

Gudoomiye Yariisow ayaa sheegay in Shirkaas looga hadlay arrimo badan oo Soomaaliya quseeya kuwaas oo ay kamid yihiin Amniga, Doorashadda lafilayo inay dalka ka dhacdo sanadka 2020 iyo dhanka Dhaqaalaha sidii Soomaaliya looga taageeri lahaaa.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Dhanacyadii kala duwanaa ee Shirka kasoo qeyb galay waxaa ay ku qanceen qaabka wanaagsan ee Soomaaliya u maareysay arrimo badan oo ay kamid yihiin hormarka laga sameeyey dhanka Amniga mudooyinkii danbe iyo sida loo wajahayo qaabka kala guurka taas oo micnaheedu yahay in Ciidanka Soomaaliya lawareegaan Amaanka dalka kadib ka bixitaanka AMISOM Soomaaliya” sidaas waxaa yiri Gudooomiyaha Gobolka Banaadir kaas oo ka qeyb galayey Shirkii Biljimka ka dhacay.

Deeq bixiyaasha iyo Dalalka ka soo qeyb galay Shirka ayaa Soomaaliya ugu deeqay lacag gaareysa Shanboqol iyo lixdan Milyan oo Dollar Soomaaliya.

“Inkastoo uu san Shirkan aheyn kii tabarucaada iyo balan-qaadyada hadana Soomaaliya waxaa shirkaas loogu deeqay Shanboqol iyo lixdan Milyan oo Dollar taas oo lagu Sheegay in Soomaaliya lagalinayo si-ay Dowladda siwanaagsan ugu shaqeyso” ayuu yiri: Ing C/raxmaan Cumar Cismaan “Yariisow”

Shirka looga hadlayey Arrimaha Soomaaliya ayaa mudo labo maalin ah waxaa uu ka socday Magaaladda Brussels ee Dalka Biljimka  waxaana ka qeyb wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowladda Federaarka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo.

Halkaan ka dhageeyso wareysiga Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Ing Yariisow

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/07/Eng-yariisow-shirka.mp3
Previous Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kula kulmay Brussels dhiggiisa Sweden iyo Wasiirka Socdaalka Canada “Sawirro”

Next Post

Duqa Beledweyne oo kormeeray goobo ay ka socdaan olole nadaafadeed (Sawirro)

Next Post
Duqa Beledweyne oo kormeeray goobo ay ka socdaan olole nadaafadeed (Sawirro)

Duqa Beledweyne oo kormeeray goobo ay ka socdaan olole nadaafadeed (Sawirro)

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In