Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoomiyaha Gobolka Galgaduud oo Faah faahin ka bixiyay Cida uu u dhexeeyo Dagaalka Dhuusa mareeb ka dhacay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Galgaduud Ee Dowladda Federaalka ah Ee Somalia Mudane Xuseen Cali Wehliye Cirfo oo Maanta Shir Jaraa,id ku qabtay Magaalada Dhuusa Mareeb Ee Xarunta Gobolka Galgaduud  oo Maanta Dagaalo ay ka dhaceen ayaa waxaa uu Faah Faahin ka Bixiyay  Dagaalkii ka dhacay Magaalada Dhuusa Mareeb kaas oo Warar soo baxay ay sheegeen in Ciidamada Dowladda iyo kuwa Ahlu Sunna uu u dhaxeeyay.

Gudoomiye Cirfo ayaa waxaa uu sheegay in Dagaalka ka dhacay Maanta Degmada Dhuusa Mareeb Ee Xarunta Gobolkaas iyo mid shalay Galinkii Dambe ka dhacay Degmada Guriceel  in uusan u dhaxeyn Ciidanka Dowladda Somalia iyo kuwa Ururka Ahlu Sunna lkn Cida Dagaalku dhex maray ay tahay Ciidanka Dowladda iyo Kooxo Qaswadayaal ah oo sheeganaya Magaca Ahlu Sunna lkn aan ahayn.

Gudoomiyaha ayaa waxaa uu sheegay in Magaaladda Dhuusa mareeb xaaladeedu ay tahay mid dagan isla markaaana ay si Buuxda u maamulayaan Ciidamada Dowladda Federaalka ah Ee Somalia Kooxihii Weerarka ku soo qaaday Ciidamadana ay Magaalada ka saareen Isagoo ugu baaqay in ay qaska joojiyaan oo ay nabada qaataan.

Gudoomiyaha Gobolka Galgaduud oo ka hadlay Khasaaraha ka dhashay Dagaalkii Maanta ayaa waxaa uu sheegay in Ciidanka Dowladda uu hal askari kaga Geeriyooday Dagaalkaas isla markaana dhinaca kalena ay jiraan Khasaaro Bulshada Gobolka ayuuna ugu baaqay in ay is Dajiyaan Amaankana ay Ciidanku Sugi Doonaan.

Previous Post

Bayern Munich, iyo FC Cologne oo Badiyay iyo Hertha Berlin oo Ka Badisay Borussia Dortmund

Next Post

Chelsea,Manchester City iyo West Bromwich oo Badiyay “Sawirro”

Next Post

Chelsea,Manchester City iyo West Bromwich oo Badiyay “Sawirro”

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In