Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoomiyaha Gobolka Sh/Dhexe oo maanta kormeeray mashaariic laga hirgelinayo Jowhar “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Gudoomiyaha Gobolka Sh/Dhexe oo maanta kormeeray mashaariic laga hirgelinayo Jowhar “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha gobolka Shabeelaha dhexe Cali C/llaahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta kormeeray mashaariic horumarineed oo ka socota magaalada Jowhar, isagoo soo indha indheeyay habsami u socodka howlaha mashaariicdaasi.

Mashaariicdan ayaa badankood waxaa hirgelineysa dowladda Imaaraadka Carabta oo soo marsiisay wasaaradda arrimaha gudaha, kuwaas oo intooda badan ay marayaan gebagebo halka qaar kalena hore loo soo dhameystiray.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Meelaha uu kormeeray gudoomiye Guudlaawe  waxaa ka mid ah dhismaha dugsi laga hirgelinayo xaafadda horseed oo heer gebagebo ah maraya,  dugsi kale oo laga dhisayo xaafadda Buula Sheekh, dhismo Kawaan oo ka socda xaafadda horseed iyo buundo dhawaan la soo gebagebeeyay dhismaheeda.

Mudane Guudlaawe ayaa sidoo kale soo kormeeray mashaariic kale oo lagu dhisayo saldhig boolis, xarun caafimaad iyo xafiisyo uu ku shaqeyndoono maamulka, wuxuuna u kuurgalay habka ay u socdaan howlahaasi.

Gudoomiye Guudlaawe ayaa meelaha uu kormeeray waxa uu warbixin uga dhageystay howlwadeennada mashaariicdaasi, isagoo muddo saacado ah ka qeyb qaatay shaqada dhismaha mashaariicdaasi.

DSCN7658 DSCN7660 DSCN7677 (1) DSCN7696 DSCN7711 DSCN7733 DSCN7736 DSCN7762 DSCN7773 DSCN7774 DSCN7803

Previous Post

Dowladda iyo Ahlusunna oo heshiis KMG ah ku kala saxiixday Guriceel “Akhriso+Dhageyso Qodobada”

Next Post

Wasiirka Gaashaandhigga “Heshiiska aan galabta saxiixnay ujeedkiisu waa Nabad in lagu wada noolaado”. “Sawirro”

Next Post
Wasiirka Gaashaandhigga “Heshiiska aan galabta saxiixnay ujeedkiisu waa Nabad in lagu wada noolaado”. “Sawirro”

Wasiirka Gaashaandhigga “Heshiiska aan galabta saxiixnay ujeedkiisu waa Nabad in lagu wada noolaado”. "Sawirro"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In