Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoomiyaha gobolka Sh/dhexe oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Gudoomiyaha gobolka Sh/dhexe oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha gobolka Sh/dhexe mudane Cali Guudleewe oo ay wehliyeen qaar ka mid ah ku xigeennadiisa gudoomiyaal degmo iyo mudane ka tirsan baarlamanka Federaalka ayaa maanta xarigga ka jaray mashaariic horumarineed oo laga hiirgeliyay deegaannada Qalimow, Xawaadleey iyo magaalada Jowhar.

Gudoomiye Guudlaawe ayaa ugu horreynti degmada Jowhar ka furay laba MCH iyo hal iskuul oo magaaladaasi ay ka hirgelisay hey’ad laga leeyahay dalka Qatar.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Sidoo kale gudoomiyaha ayaa isla maanta xarigga ka jaray mashaariic kale oo isla hey’addaasi ka hirgelisay deegaannada Qalimow iyo Xawaadleey oo ka tirsan degmada Balcad ee isla gobolka Sh/dhexe.

Labadaasi deegaan ayaa laga hirgeliyay min laba MCD iyo laba Iskuul middiiba, taasoo dabooli doonta baahida aas aasiga ah ee bulshadaasi u qabaan dhinacyada caafimaadka iyo waxbarashada.

Guddoomiye Guudlaawe ayaa u mahadceliyay dowladda Qatar oo fulisay mashaariicdaasi, isagoo kula dardaarmay dadka deegaanadaasi ku nool iney ilaashadaasi agabka iyo dhismaha loogu deeqay, wuxuuna ballan qaadqay in maamulkiisu uu ku dadaali doono wax ka qabashada baahida guud ee bulshada.

xarig-ka-jarid-2 xarig-ka-jarid-3 xarig-ka-jarid-4 xarig-ka-jarid-5 xarig-ka-jarid-6 xarig-ka-jarid-7 xarig-ka-jarid-9

Previous Post

Beelo heshiis nabadeed ku kala saxiixday Gaalkacyo

Next Post

Danjiraha Dowladda Soomaaliya u magacaabday South Africa oo gaaray Johannseburg,(Daawo Sawirada)

Next Post
Danjiraha Dowladda Soomaaliya u magacaabday South Africa oo gaaray Johannseburg,(Daawo Sawirada)

Danjiraha Dowladda Soomaaliya u magacaabday South Africa oo gaaray Johannseburg,(Daawo Sawirada)

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In