Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo magaalada Cape Town Lagu soo Dhaweeyay “SAWIRRO”

admin by admin
9 years ago
in Wararka
0
Gudoomiyaha Golaha Shacabka  oo magaalada Cape Town Lagu soo Dhaweeyay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
Wafdigaan uu hogaaminayo gudoomiyaha golaha shacabka Soomaaliyeed maxamed Sheikh cusmaan “jawaari” ayaa waxaaa ka mid ahaaa safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka South Africa Jamaal Maxamed Barrow, Xoghayaha joogtada ah ee Golaha Shacabka Cabdikariim Buux iyo Xillibaan Cabi Xukun.
Magaalada Cape Town wafdigaan   waxaa  ku soo dhaweeyay qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed oo ay hor kacayaan Qunsulka safaarada Maxamed Cali Mirre “Nabadoon” iyo doyaasha dhaqanka,ganacsatada iyo jaaliyada Soomaaliyeed ee magaalada Cape Town.
 Marka uusoo gaaray garoonka diyaaradaha ayaa gudoomiyaha waxaa uu gacanta salaan la maray dhamaan dadkii soo dhaweeyay waxaana ka hadlay Daahir Baasto gudoomiyaha Odoyaasha dhaqanka Soomaaliyeed ee magaalada Cape Town oo ku hadlayay codka bulshada Magaalada Cape Town.
Mudane Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari gudoomiyaha golaha shacabka ayaa banaanka garoonka diyaaradaha kula hadlay dadkii ka qeybqaatay soo dhaweyntiisa waxaana uu sheegay in uu aad uga faraxsan yahay kana mahad celinayo
Gudoomiye Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari waxaa uu sheegay in habeen dambe uu kulan la qaadan doono Soomaalida ku nool Cape Town asaga oo dhageysan doona xaaladaha noloshooda iyo dhibaatooyinka loo geysto maadaama barlamaanka uu ku hadlo codka Shacabka Soomaaliyeed.
By -C/laahi Maxamud Amiin.
C/laahi Qorshe 
Cape Town-South Africa
Previous Post

DAAWO SAWIRRADA:- Munaasabadda Maalinta Dhalinyarada Aduunka Oo Muqdisho Ka Socota

Next Post

Wasiirka Amniga K/Galbeed oo faah faahiyay dagaalkii Bokool

Next Post
Wasiirka Amniga K/Galbeed oo faah faahiyay dagaalkii Bokool

Wasiirka Amniga K/Galbeed oo faah faahiyay dagaalkii Bokool

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In