Gudoomiyaha ayaa sheegay in u kulmo laqadan doono guddiga shaqaalaha ee Galmudug halkasiina ay ku sugnaan doonaan mudo labo maalmood ah.
Gudoomiye Xasan Abshiroow Maxamad ayaa Warbaahinta qaranka uga waramay ujeedaada booqashadisa uu ku tagay magaalada cadaado.
Xasan Abshirow Maxamed gudoomoyaha guddiga shaqaalaha Rayidka ayaa sheegay in ay iswaydaarsan doonaan aqoonta iyo xirfaadah guddiyaada shaqaalaha rayidka ee dowlada iyo guddiga shaqaalaha galmudug si ay u kala xog qaatan labaada guddi.
sido kale naa ay horay u tageen maamulada kale oo ay kamid tahay Puntland ,si ay ugu kurgalaan qabka ay usoocto gudiyaada shaqaalah maamuulaadda ka jiraha dalka saraana logu qaadi laha aqoontooda.
Halkaan ka Dhageyso Codka Gudoomiyaha Shaqaalah Rayidka ah