Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoomiyaha Warsheekh oo Kormeer ku tagay tuulooyin hoos yimaada Maamulkiisa (Sawiro+Wareysi)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Gudoomiyaha Warsheekh oo Kormeer ku tagay tuulooyin hoos yimaada Maamulkiisa (Sawiro+Wareysi)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha Degmada Warsheekh ee Gobalka Shabeelaha Dhexe Mudane Cumar Maxamed Cumar ayaa  Kormeer ku tagay tuulaada Ruun-Shiikoow ee hoos timaada Degmada Warshiikh.

Gudoomiyaha oo Wareysi gaar ah Siyay Radio Muqdisho ayaa Sheegey in kormeerkiisa ay ku wehlinayeen Gudoomiyihii hore ee Degmada Warshiikh Col. Axmed Xuseen Axmed (Shiidka), Iyo Masuuliyiin  kale o ka tirsan maamulka Degmadda Warshiikh.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Soo dhaweyn ka dib gudoomiyaha ayaa kulan la qaatay Hogaanka Bulshada Tuulada Ruun-Shiikhoow, waxaa uuna ka dhageystay warbixino ku saabsan xaaladaha kala duwan ee ka jira Tuulada iyo Deegaanada ku dhaw.

Intaa ka dib Gudoomiye Cumar oo hadalka qaatay ayaa waxaa uu u sheegay Bulashada in looga baahanyahay in la shaqeeyaan maamulkooda si loo gaaro horomar ballaaran oo dhan walba ah, waxaana leysla qaatay in si wada jir ah looga shaqeeyo Nabad galyada iyo horomarinta Tuulada Ruun-shiikhoow iyo tan guud ee Degmada Warshiikh.

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/12/WRYSI-GUDOMIYAH-DEG-WRSHIQ-BY-SHEKEYE-16-12-2018-ok.mp3

Previous Post

Dhageysiga Khudbadaha Musharixiinta Maamulka Koofur Galbeed oo Maanta bilaan doonto.

Next Post

Ciidamada Israeli oo burburiyay dhismo ay leeyihiin Falastiin.

Next Post
Ciidamada Israeli oo burburiyay dhismo ay leeyihiin Falastiin.

Ciidamada Israeli oo burburiyay dhismo ay leeyihiin Falastiin.

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In