Saturday, March 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoomiye ku xigeenada Gobolka Banaadir oo si rasmi ah loo magacaabay “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Gudoomiye ku xigeenada Gobolka Banaadir oo si rasmi ah loo  magacaabay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Digreeto  Ka Soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa lagu magacaabay Guddoomiye Kuxigeenada Gobolka Banaadir iyo Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka Gobolka Banaadir Waxaana loo kala Magacaabay Masuuliyiintan:

Guddoomiye kuxigeenka maamulka iyo maaliyada Maluuka Dheere Cabdiqaadir Dheere

Related posts

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan mira-dhal ah la yeeshay Wakiilka QM ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan mira-dhal ah la yeeshay Wakiilka QM ee Soomaaliya

March 14, 2026
DAAWO: Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka hadlaya abaaraha dalkeenna

DAAWO: Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka hadlaya abaaraha dalkeenna

March 14, 2026

Guddoomiye kuxigeenka Siyaasada iyo Amniga Saalax Sheekh Maxamed

Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada Cabdulaahi Cilmi Dheere

Guddoomiye kuxigeenka Howlaha Guud Aadan Sheekh Cali Fiidow

Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobalka Banaadir Subeyda Maxamed Cabdiqaadir.

Masuuliyiintan Cusub ayaa dhawaan xilka kala wareegi doono Madaxdii horay xafiisyadaan u maamuli jiray.

Guddoomiye ku-xigeenka siyaasadda Saalax Sheekh Maxamed oo gacan qaadaya guddoomiye ku-xigeenkii hore Maxamed Axmed Diiriye

Guddoomiye ku-xigeenka maamula iyo maaliyadda Maluuka Dheere Cabdiqaadir Dheere oo la taagan guddoomiye ku-xigeenkii hore Ismaaciil Macalin Cabdi Guure.

Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada Cabdulaahi Cilmi Dheere oo la taagan guddoomiye ku-xigeenkii hore Iimaan Nuur Iikar

Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobalka Banaadir Subeyda Maxamed Xaaji Mukhtaar oo la taagan xoghayihii hore

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Faaqidaada Wararka ee Radio Muqdisho.

Next Post

Sawiro + Faahfaahin: Maxkamadda Ciidamadda Qalabkasida oo Xukun dil ah ku fulisay Dhagarqabayaal ka tirsan Al-shabaab.

Next Post
Sawiro + Faahfaahin: Maxkamadda Ciidamadda Qalabkasida oo Xukun dil ah ku fulisay Dhagarqabayaal ka tirsan Al-shabaab.

Sawiro + Faahfaahin: Maxkamadda Ciidamadda Qalabkasida oo Xukun dil ah ku fulisay Dhagarqabayaal ka tirsan Al-shabaab.

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan mira-dhal ah la yeeshay Wakiilka QM ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan mira-dhal ah la yeeshay Wakiilka QM ee Soomaaliya

March 14, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka SoDMA, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada...

DAAWO: Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka hadlaya abaaraha dalkeenna

DAAWO: Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka hadlaya abaaraha dalkeenna

March 14, 2026
0

Guddoomiyaha SoDMA Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle oo sheegay in dagaallada ka socda Bariga Dhexe ay kaga sii dareen xaaladdii abaarta...

Wasiir Fiqi oo la kulmay Danjiraha Dowladda Qatar ee Soomaaliya

Wasiir Fiqi oo la kulmay Danjiraha Dowladda Qatar ee Soomaaliya

March 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan la qaatay Danjiraha Dowladda  Qatar u fadhiya Soomaaliya,...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka warbixiyay safarkiisii shaqo ee dalka Mareykanka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka warbixiyay safarkiisii shaqo ee dalka Mareykanka

March 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa faahfaahin ka bixiyay qaraar uu meel mariyay Baarlamaanka gobolka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In