Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka oo dalka dib ugu soo laabtay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee Baarlamaanka oo la kulmay guddoonka baarlamaanka Puntland
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiye ku xigeeenka labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalle Cawad oo howlo shaqo u tagay dalka Jarmalka ayaa maanta waxaa si diiran loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho markii uu dalka ku soo laabtay isagoo gudoomiyuhu ka warbixiyay Shaqooyinka uu u tagay dalka Jarmalka.

Mudane Cawad ayaa waxaa uu ka hadlay aqoon kororsiga ay mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya u aadeeen Wadamada caalamka qaar ka mid ah gudiyada Baarlamanaka ayuu sheegay gudoomiyuhu in ay Xildhibaanadu diyaarinayaan sharciyo la doonayo in ay wax ka badalaan howlaha shaqo ee Kalfadhiga Lixaad.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Mudane Mahad Cabdalle Cawad ayaa waxaa uu ka hadlay dhanka kale safarada mudanayaasha Baarlamanaku ay ku gaareen qaar ka mid ah gobolada dalka iyo isaga qudhisa booqashadii uu ku tagay degmooyinka Garoowe iyo Jariiban oo ka tirsan gobolada Nugaal iyo Mudug waxaana uu xusay in ay qayb ka tahay u kuurgalis xaalada dadka deegaanadaas kulanka Baarlamaankana ay horgeyn doonaan waxyaabihii ay la soo kulmeen.

Gudoonka Golaha shacabka ayaa mudanayaasha ugu baaqay markii uu soo xirmay Kalfadhigii Shanaad in gobolada la tago oo laga soo warbixiyo xaalada dadku ku noolyihiin 12 ka Abriil ayaana loo madlan yahay in uu furmo kalfadhiga 6 aad ee golaha Shacabka.

Previous Post

M.weyne Xasan Sheekh iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo u amba-baxay Dalka Masar.

Next Post

Dowladda oo sheegtay in dadka Soomaaliyeed oo ku nool Yeman dib loogu soo celin doono dalka

Next Post

Dowladda oo sheegtay in dadka Soomaaliyeed oo ku nool Yeman dib loogu soo celin doono dalka

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In