Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoomiye ku xigeenka Golaha Shacabka oo qeyb-galay Munaasabad Arday ka baxday Jaamacadda Somaville “Sawirro”

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Gudoomiye ku xigeenka Golaha Shacabka oo qeyb-galay Munaasabad Arday ka baxday Jaamacadda Somaville “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadan ay ku qalin jabinayeen 560 Arday oo dhameysatay kulliyadaha kala duwan ee Jaamacadda Somaville ayaa waxaa ka qeyb galay Gudoomiye ku xigeenka  Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomalaiya,  Xildhibaano, Waalidiin, iyo Marta Sharaf kale.

Ardayda Qalin jabisay ayaa waxaa Waxbarashadda soo wadeen muddo ka badan Afar Sano, Ardayda ayaana jawiyadooda waxaa laga dheehan karay farxad aad u badan.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Gudoomiyaha Jaamacadda somaville  Cabdinuur  Sheekh Axmed  oo ka hadlay Munaasabadda ayaa kula dardaarmay ardayda  qalin jabisay in ay wax ku soo kordhiyaan dalkooda  ayna sii  wataan barashada Aqoonta.

Xildhibaan Sahra Cumar Maalin ayaa ugu baaqday ardayda Soomalaiyeed in ay  sara u qaadaab barashada  Af-Soomaaliga.

Gudoomiye ku Xigeenka Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya  Mahad Cabdalla Cawad ayaa kula dardaarmay ardayda dhameysatay Waxbarashada heerka koowaad ee Jaamacadda somaville in  kordhiyaan Aqoontooda.

“Waxaa loo baahan yahay in aad kordhisaan Aqoontiina horayna u sii socotaan illaa aad ka gaareysaan heerka ugu danbeaya ee qof Waxbarasho ka gaaro”

Gabagabadii Munaasanadda ayaa waxaa Shahaadooyin lagudoonsiiyay ardayda dhameysatay Waxbarashadda  Kulliyadaha kala duwan ee Jaamacadda.

Previous Post

Taliyaha Ciidanka Booliska oo Saraakiisha Ciidanka faray inay dardar geliyaan adkeynta Ammaanka “Sawirro”

Next Post

Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Banaadir oo xalay kormeer ku tagay Degmadda Yaaqshiid “Dhageyso”

Next Post
Gudoomiye ku-xigeenka G/Banaadir oo kormeeray qaar kamid ah Degmooyinka Gobolka “SAWIRRO”

Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Banaadir oo xalay kormeer ku tagay Degmadda Yaaqshiid "Dhageyso"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In