Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoonka baarlamaanka Soomaaliya oo ka qayb galay shir ka furmay Kampala

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Gudoonka baarlamaanka Soomaaliya oo ka qayb galay shir ka furmay Kampala
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkaa Maanta ka furmay magaalada Kampala ee dalka Uganda oo ujeedkiisu yahay sidii gudoomnka baarlamaanka federaalka ah eee Soomaaliya iyo hay.adaha taageera baarlamaanka ay iskula meel dhigi lahaayeen sida ugu haboon ee loo dhameeestiri karo howlaha xiligaan horyaala golaha iyadoo la qabto sanad kasta marka uu xirmo kalfadhiga baarlamaanka.

kulankaan maanta ka furmay magaalada Kampala ee dalka Uganda ayaa waxaa ka qayb galaya ย gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari gudoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka mudane Jeylaani Nuur Iikar iyo gudoomiye ku xigeenka labaad mudane Mahad Cabdale Cawad sidoo kale waxaa goob joog ka ah inta badan madaxda hay.adaha baarlamaanka taageera sida uu soo sheegayo wariyaha warbaahinta Qaranka Cabdi Fitaax Jeyte oo madasha shirka ku sugan.

Related posts

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

Gudoomiye ku xigeenka labaad ee baaarlamaanka mudane Mahad Cabdalle cawad oo warbaahinta Qaranka la hadlay ayaa waxaa uu ka hadlay shirkaas maanta ka furmay magaalada Kampala waxana uu sheegay in muhiimadu ay tahay faaqidaad lagu sameeyo waxyaabihii u qabsoomay baarlamaanka kalfadhigii shanaad.

“waxaan hadda guda galnay faaqideynta kalfadhigii shanaad waxa baarlamanaka u qabsoomay wuxuu qorshihiisu ahaa waxa ka dhiman iyo sida loo guda gali doono howsha kalfadhiga soo socda oo bilaabmi doona 15 ka bisha Aprilwaxaan nagu soo biiray wasiiru dowlaha xiriirka baarlamaanka ee xafiiska ra,iisul wasaaraha oo ka warbixiyay waxa xukuumada uga qarsheysan xaga sharci dajinta waxaana hay.adaha la weydiiyaa hadba waxa u qorsheysan iyo sida ay ula jaanqaadi karaan “ayuu yiri mr Cawad.

”

Previous Post

Dowladaha Soomaaliya iyo China oo heshiis kala saxiixday {SAWIRRO}

Next Post

Hay.ada Culimada Soomaaliyeed oo bayaan ka soo saartay arimaha dalka Yemen

Next Post
Hay.ada Culimada Soomaaliyeed oo bayaan ka soo saartay arimaha dalka Yemen

Hay.ada Culimada Soomaaliyeed oo bayaan ka soo saartay arimaha dalka Yemen

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

October 15, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In