Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guluf Dagaal oo ka dhan ah Maleeshiyaadka Al shabaab oo ka Bilowday Gobolka Bakool

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Guluf Dagaal oo ka dhan ah Maleeshiyaadka Al shabaab oo ka Bilowday Gobolka Bakool
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa Deegaano ka tirsan Gobolka Bakool ee Koonfurta Dalka waxaa ay ka bilaabeen Guluf Dagaal oo ka dhan ah Maleeshiyada Argagixisada Al shabaab.

Ciidamada Xoogga ee ku sugan Gobolka Bakool ayaa lagu soo waramayaa in ay Bilaabeen dhaqdhaqaaqyo ay doonayaan in Maleeshiyaadka Nabad diidka ah ee Al shabaab looga saaro deeganada ay wali kaga harsan yihiin Gobolka Bakool oo ka mida Gobolada hoos yimaada Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Maxamed Xasan C/raxmaan Wariyaha Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed ee Gobolkaasi ayaa soo sheegay in Ciidamada Xoogga Dalka ay u ruqaansadeen deegaano  ka tirsan Bakool oo ay maleeshiyadu ku dhibaatayso Shacabka Soomaaliyeed.

Gulufka Dagaal oo ay Gobolka Bakoool ka Bilaabeen Ciidamada Xoogga Dalka ayaa imaanaya iyadoo Wasiirka Amniga Maamulka Koonfur galbeed Xasan Xuseen Maxamed “Xasan eelaay” uu socdaal maalmihii lasoo dhaafay uu ku marayay Deegaano ka tirsan Gobolada Baay iyo Bakool.

Ciidamada Xoogga Dalka  oo kaashanaaya kuwa Midowga Africa ee AMISOM  ayaa Maleeshiyaadka Nabad diidka ah ee Al shabaab ka saaray deegaano badan oo dhaca Koonfurta Dalka halkaasoo ay dhibaatooyin guracan ugu gaysan jireen Shacabka Soomaaliyeed

Previous Post

Mareykanka oo Faah faahin ka bixiyay duqeyn lagu dilay horjooge ka tirsan Argagixisada Soomaaliya

Next Post

Howlgal lagu soo qabtay Maleeshiyaad ka tirsan Al shabaab iyo Walxaha Qarxa oo laga sameeyay Muqdisho

Next Post
Howlgal lagu soo qabtay Maleeshiyaad ka tirsan Al shabaab iyo Walxaha Qarxa oo laga sameeyay Muqdisho

Howlgal lagu soo qabtay Maleeshiyaad ka tirsan Al shabaab iyo Walxaha Qarxa oo laga sameeyay Muqdisho

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In