Sunday, March 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gulufka dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta oo ku sii fidaya deegaanno cusub

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Khawaarijta Al Shabab ayaa khasaare ballaaran loogu geystey weerar gaadmo ah oo ay maanta ku soo qaadeen Degmada Aw-Dheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa si feejignaan leh waajibaadkooda u gutay , iyagoo halkaasi ku laayey in ka badan 60 xubnoood oo Khawaarijta ka tirsanaa.

Related posts

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

March 29, 2026
Ciidamada xoogga dalka oo howlgallo ay sameeyeen ku soo qabtay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab “SAWIRRO”

Ciidanka qalabka sida oo howlgal ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyay Daynuuney

March 29, 2026

Sida ay xaqiijiyeen shacabka degaanka, meydadka Khawaarijta ayaa daadsan waddooyinka, kadib markii si xun loogu jebiyay weerarka gaadmada ah oo ay doonayeen inay ku waxyeeleeyaan Ciidamada Qalabka Sida iyo shacabka degaanka.

Khawaarijta ayaa dagaalka looga furtey hub iyo saanad badan oo milateri, si buuxdana looga hortagey inay shacabka iyo ciidanka waxyeelo gaarsiiyaan.

Hawlgalkan ay Ciidamada Qalabka Sida sida xun ugu jebiyeen cadowga argagixisada ah ayaa muujinaya sida dowladda ay uga  go’an tahay inay degdeg uga hawlgasho goob kasta oo ay ka iman karto khatar shacabka iyo ciidanka loo geysan karo, iyadoo la wada ogyahay in ciidanka qaranka ay gobollada dhexe ay guulo ballaaran ka soo hoyeen dhameystirka wejiga 1aad ee dagaalka ka dhanka ah argagixisada.

Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxaa ka go’an inay dalka ka ciribtirto Khawaarijta, waxayna mar kale cadowga xusuusineysaa in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay diyaar u yihiin inay meel kasta iyo waqti kasta ugu baabac dhigaan cadowga oo is moodsiiyay inay u sahlan tahay inay ciidanka qaranka si gaadmo ah ugu waxyeeleeyaan Shabeellaha Hoose, maadaama dagaalka xooggiisa uu ka socdo Galmudug iyo Hirshabeelle.

Previous Post

Ciidamada xoogga dalka oo la wareegay deegaanno horleh oo hoostaga Degmada Runnirgood

Next Post

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo tababar u furtay xirfadlayaal Caafimaad oo ka socda Gobolada Dalka

Next Post
Wasaaradda Caafimaadka XFS oo tababar u furtay xirfadlayaal Caafimaad oo ka socda Gobolada Dalka

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo tababar u furtay xirfadlayaal Caafimaad oo ka socda Gobolada Dalka

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

March 29, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furtay kulan hawleed...

SOMALI NATIONAL FORCES CONDUCT MILITARY OPERATION AGAINST KHARIJITES AL SHABAB IN DAYNUNAY

SOMALI NATIONAL FORCES CONDUCT MILITARY OPERATION AGAINST KHARIJITES AL SHABAB IN DAYNUNAY

March 29, 2026
0

Somali National Security Forces, conducting operations against Kharijites militants, successfully cleared roadblocks set up by the terrorists in Daynunay area...

Ciidamada xoogga dalka oo howlgallo ay sameeyeen ku soo qabtay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab “SAWIRRO”

Ciidanka qalabka sida oo howlgal ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyay Daynuuney

March 29, 2026
0

Ciidanka Qalabka Sida ee Soomaaliya, oo ku guda jira hawlgallada ka dhanka ah kooxaha Khawaarijta, ayaa maanta oo ay taariikhdu...

Ciidanka Xoogga Dalka oo Khawaarijta dagaal adag kula galay deegaanka Daynuunaay

Ciidanka Xoogga Dalka oo Khawaarijta dagaal adag kula galay deegaanka Daynuunaay

March 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAAY):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Maleeshiyaadka Al-Shabaab ku jabiyay dagaal ay kula galeen agagaraarka Daynuunaay, ee Gobolka Baay, kadib...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In