Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hadal jeedinta musharaxiinta Madaxweynaha dalka oo maanta bilaabaneysa

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
Hadal jeedinta musharaxiinta Madaxweynaha dalka oo maanta bilaabaneysa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maanta oo tariikhda tahay 11-05-2022: waxa Teendhada Afisyooni ka dhacayo hadal-jeedinta Musharaxiinta u tartamayo Madaxweynaha 10-Aaad ee Jamhuuriyadda Soomaaliya,sida uu ahaa jadwalka ay horay u shaaciyeen Guddiga iskudhafka ah ee doorashada Madaxweynaha

Waxa lagu wadaa in khudbadahooda Musharaxnimo Maanta oo ah maalintii koowaad ay jeediyaan 20- xubnood sida qorshuhu yahay,waxana xarunta teendhada Afisyooni oo ah halka aya hadal jeedinta ka dhaceyso ku sii wajahan xubnaha Musharaxiinta ee Maanta ku qoran khudbadaha,waxana Aad loo adkeeyay Amniga goobta ay hadal jeedintu ka dhaceyso taa oo Amnigeeda ay sugayaan ciidamada nabad ilaalinta ee ATMIS iyo ciidanka Booliska Soomaaliya.

Related posts

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026
Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026

Shalay ayay ahayd markii Guddiga ay soo gaba-gabeyeen Diiwaan gelinta Musharaxiinta u tartamayo doorashada Madaxweynaha Jamhuuridda Soomaaliya,iyadoo ay is diiwaangeliyeen 39-Musharaxa oo u taagan qabashada xilkaas.

Doorashada Madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay dhacdo 15 May 2022 oo ku beegan maalinta Axadda ee soo socoto.

Previous Post

Mareykanka oo 40 bilyan oo Dollar ugu deeqay Ukraine

Next Post

Ciidamada Israa’iil oo toogtay Wariye ka tirsaneyd TV-ga Al-jazeera

Next Post
Ciidamada Israa’iil oo toogtay Wariye ka tirsaneyd TV-ga Al-jazeera

Ciidamada Israa’iil oo toogtay Wariye ka tirsaneyd TV-ga Al-jazeera

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray Waddada Sheekh...

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan muhiim ah xarunta Madaxtooyada...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In