Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Halkee ayay maraysaa soo xulista xubnaha Baarlamaanka Galmudug.? “SAWIRO”

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Halkee ayay maraysaa soo xulista xubnaha Baarlamaanka Galmudug.? “SAWIRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug waxaa ka socda qaban qaabadii ugu danbaysay ee lagu soo xulayo xubnaha baarlamaanka ee maamulkaas, sida Radio Muqdisho u xaqiijiyeen xubno ka tirsan Guddiga farsamada ee maamul u dhisada Galmudug.

Sidoo Guddiga Farsamada Maamul u dhisidda Galmudug ayaa xaflad soo dhoweyn ah u sameeyay Odayaasha soo xulaya xildhibaanada Galmudug, waxaana xaflada ka soo qaybgalay Wasiirka Arimaha gudaha Soomaaliya iyo Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Ilaa dhamaadka Bishaan December ayay odoyaasha dhaqanku haystaan inay ku soo xulaan Baarlamaanka Galmudug, sida qorshuhu uu yahayna waxaa la dhaarin doonaa 31-ka isla Bishaan,

Related posts

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026

Wasiirka arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa odoyaasha dhaqanka kula dardaarmay inay si wanaagsan u gutaan masuulida saraan ee ku aadan inay soo xulaan dad matali kara deegaanada Galmudug.

Previous Post

Dood cilmiyeed ku saabsan hannaanka nidaamka Federaalka oo lagu qabtay madaxtooyadda Qaranka

Next Post

(Faallo) Maxaad ka taqaan xuska 20-ka Disember?

Next Post
(Faallo) Maxaad ka taqaan xuska 20-ka Disember?

(Faallo) Maxaad ka taqaan xuska 20-ka Disember?

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug soo gaarsiiyey Kaararka codbixiyaasha hore loo diiwaangeliyey,...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta booqday Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir ee...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
0

Muqdisho, Arbaco, 01 Abriil 2026: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026
0

Muqdisho , 1-da April , 2026 : Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In