Wednesday, March 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Maqaallo

Halkii uu xoreystay ayuu sanad kaddib kula xafladeystay, xilihiisana ku hantay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Maqaallo, Wararka
0
Halkii uu xoreystay ayuu sanad kaddib kula xafladeystay, xilihiisana ku hantay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xiddigle Maxamed Axmed Salaad (Carab yare), Taliyaha horinta koowaad, ururka 83-aad, Guutada 14 Oktoobar ee ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed waxa uu ka mid ahaa saraakiishii hoggaamineysay howlgalkii 18-kii Maarso 2020 Argagixisada Al-shabaab looga xoreeyay deegaanka Jannaale ee gobolka Shabelada Hoose.

Taliye Carab Yare, maalinkaa waxa uu ka mid noqday Halyeeyadii ku dhaawacmay Jiidda hore ee dagaalka, waxa uuna dhaawac kasoo garay Feeraha.

Related posts

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026

Sanad kaddib isla bishii la xoreeyay deegaanka dhul beereedka ah ee Jannaale waxa uu Taliye Carab Yare kula aqalgalay gacalisadiisa, isaga oo xiran Tuutaha ciidanka Xoogga dalka oo ka marag kacaya in uusan nasiino galeynin, balse weli heegan u yahay difaaca iyo xoreynta deegaannada weli cadowgu Shacabka ku dhibaateynayo.

Taliye Carab yare, oo ah nin dhallinyaro ah waxa uu tusaale wanaagsan u yahay sida Muwaadiniinka Soomaaliyeed, isaga oo gudanaya waajibka Qaran ee saaran, himiladiisa garka ah u hirgalinkaro. Markaata iyo marxalad welibana waajib ayaa naga saaran difaaca dalkeenna.

Previous Post

Wasaaradda Waxbarashada  oo maanta daahfurtay Barnaamij cusub oo loogu magac daray Fogaan-dersi “SAWIRRO”

Next Post

Deg Deg:kalluumeysato Ajaanib oo lagu maxkamadeeyay Galmudug

Next Post
Deg Deg:kalluumeysato Ajaanib oo lagu maxkamadeeyay Galmudug

Deg Deg:kalluumeysato Ajaanib oo lagu maxkamadeeyay Galmudug

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In