Friday, September 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Halyeey Ex Dhame Daahir Gurxan Oo U Geeriyooday Daafacida Xarunta Golaha Shacabka Oo Laba Darajo Taliska Boliiska Uu Dalacsiiyay “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka, Xulashada
0
Halyeey Ex Dhame Daahir Gurxan Oo U Geeriyooday Daafacida Xarunta Golaha Shacabka Oo Laba Darajo Taliska Boliiska Uu Dalacsiiyay “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad Kooban oo lagu qabtay Xarunta Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ee Comanda Boliisiya ayaa waxaa Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed waxa uu kaga dhawaaqay munaasabadaasi in Dowladda Soomaaliya ay dalcsiisay laba darajo Marxuum Daahir Maxamuud Gurxan oo ay ka dhigtay gaashaanle dhexe, halka markii hore uu ahaa Kabtan, taasi oo ah Β mid dhiira galin oo lagu muujinayo Geesinamada iyo naftii hurnimada uu u muujiyay daaficida Xildhibaannada golaha, iyo Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho oo 24-kii ApriI 2014-ka Argagaxisadu ay weerar naf la caarinimo ah ku soo qaadeen.

Marxuumka oo taariikhda baal dahab ah ka galay ayaa ka dhigan isagoo dhintay in labo darajo la dalacsiiyo islamarkaana loogu magacdaro guuto ka tirsan Ciidanka Boliiska oo Dhawaan Jabuuti ku soo tababartay sida Dowladda Soomaaliya ay u ogtahay geesiyaasha naftooda u huray islamarkaana u dhintay daaficida dadka iyo dalka.

Related posts

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa kaga dhawaaqay Munaasabadaasi oo goob joog ay ka ahaayeen qaar ka mid ah eheleda Gaashaanle Dhexe Daahir Maxamuud Gurxan, Ciidamo badan iyo saraakiil ka tirsan Ciidanka Boliiska, iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeya gaas Bashiir Maxamed Jaamac , waxaana Digreetada lagu dalacsiiyay halyey Daahir Gurxan Maxamuud uu ku wareejiyay Taliyaha Xildhibaan Maxamed Ismaaciil oo ka mid ah ehelada geesiga Ilaah Ha unuuriyee Qabriga.

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeya gaas Bashiir Maxamed Jaamac oo munaasabadda ka hadlay ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsanyahay in Taliska Boliiska uu dalacsiiyo halyey geesi naftiisa ku waayay daafaca jiritaanka Dowladnimada, waxaana arrintani uu ku tilmaamay mid cashar ah oo ay kaga dayanayaan Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.

Intaasi kaddib waxaan makaroofanka la dhex qaadnay qaar ka mid ah Ciidamada Boliiska ah gaar ahaan guutada loogu magacdaray Gaashaanle dhexe marxuum Daahir Gurxan Maxamuud oo muujiyay sida ay ugu faraxsanyihiin in Dowladda Soomaaliya ay u ogtahay dadka naftooda u hura howsha Qaranimo.

24-kii April 2014 ayay eheyd markii argagaxisadu weerar naf la caarinimo ah ay ku soo qaadeen xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho oo uu marxuum Daahir Maxamuud Gurxan uu isku dhigay gaariga damacsanaa in uu isku qarxiyo xarunta baarlamaanka Β oo ay ku shirsanayaan, taasi oo fashilisay damacooda ku dhisnaa maangaabnimada, waxaana Marxuum Gurxan uu ka mid noqday Shaqsiyaad Soomaaliyeed oo u dhintay dadka iyo dalkooda, waxaanaΒ  waagaa hadlay oo ku sifeeyay marxuumka in uu noqday xalanihii Qarniga 21-aad, waxaana dalacsiinta hada uu helay Marxuumka dalacsiiyay madaxweynaha Dalka Xasan Sheekh Maxamuud.

halyy

vlcsnap-2015-06-18-18h48m42s85 vlcsnap-2015-06-18-18h48m46s134Β Β vlcsnap-2015-06-18-18h49m15s159 vlcsnap-2015-06-18-18h49m21s220 vlcsnap-2015-06-18-18h49m29s49 vlcsnap-2015-06-18-18h49m38s142 vlcsnap-2015-06-18-18h49m59s87 vlcsnap-2015-06-18-18h50m07s171 vlcsnap-2015-06-18-18h50m10s198 vlcsnap-2015-06-18-18h50m29s135 vlcsnap-2015-06-18-18h50m32s161 vlcsnap-2015-06-18-18h50m46s50 vlcsnap-2015-06-18-18h50m49s77 vlcsnap-2015-06-18-18h50m56s148 vlcsnap-2015-06-18-18h50m58s172 vlcsnap-2015-06-18-18h51m08s16 vlcsnap-2015-06-18-18h51m11s42 vlcsnap-2015-06-18-18h51m14s69 vlcsnap-2015-06-18-18h51m19s125 vlcsnap-2015-06-18-18h51m30s232 vlcsnap-2015-06-18-18h51m36s38 vlcsnap-2015-06-18-18h51m46s138 vlcsnap-2015-06-18-18h51m57s243 vlcsnap-2015-06-18-18h52m07s89 vlcsnap-2015-06-18-18h52m22s246 vlcsnap-2015-06-18-18h52m50s6 vlcsnap-2015-06-18-18h52m57s80 vlcsnap-2015-06-18-18h53m04s145 vlcsnap-2015-06-18-18h53m06s171 vlcsnap-2015-06-18-18h53m11s222 vlcsnap-2015-06-18-18h53m35s201 vlcsnap-2015-06-18-18h54m08s25 vlcsnap-2015-06-18-18h54m17s107 vlcsnap-2015-06-18-18h54m24s177 vlcsnap-2015-06-18-18h54m29s229 vlcsnap-2015-06-18-18h54m31s254 vlcsnap-2015-06-18-18h54m34s27 vlcsnap-2015-06-18-18h54m48s161 vlcsnap-2015-06-18-18h54m50s184

Previous Post

Isku aadka tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

Next Post

Baydhabo oo caawa u soo gudubtay wareegga labaad ee tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka “SAWIRRO”

Next Post
Baydhabo oo caawa u soo gudubtay wareegga labaad ee tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka “SAWIRRO”

Baydhabo oo caawa u soo gudubtay wareegga labaad ee tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka "SAWIRRO"

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...

π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

September 24, 2026
0

Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In