Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Haniya oo Ummadda Islaamka ugu baaqayaa in ay tageeraan dadka reer Falastiin

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Haniya oo Ummadda Islaamka ugu baaqayaa in ay tageeraan dadka reer Falastiin
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxa Xafiiska Siyaasadda dhaqdhaqaaqa wax iska caabbinta ee Xamaas Ismaaciil Haniya, ayaa ugu horeyn sheegay in Hawlgalka Duufaanta Al-Aqsa uu yimid ka dib markii la isku dayay in la xaqiro qadiyadda Falastiin.

Khudbad uu Ismaaciil Haniya ka jeediyay shirweynaha culimada islaamka ayuu ka sheegay in markan loo baahanyahay doorkii  Ummadda Islaamka eay kaga baahnayeen dadka reer Falastiin.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“ Dalalka  ugu waaweeyn dunidu waxay Hub iyo Dhaqaale ku tageraan Gumaysiga, waxaa la joogaa waqtigii dalalka Islaamka ay si aan hagar laheen u tageeri lahayeen Ururada wax iska caabbinta Falastiin, sababtoo ah kani waa dagaal lagu xoreynaayo Al-Aqsa, mana aha dagaalka dadka reer Falastiin kaliya u gaar ah”. Ayuu yiri Ismaaciil Haniya.

Madaxa xafiiska siyaasadda Ururka Xamaas ayaa intaa ku daray in ciidanka Gumeysa ee Isra’iil  ay ku guul-darreysteen qorshahoodi, kadib ku dhawaad ​​100 maalmood oo ay gudaha Qaza ka wadaan duqeymo iyo dagaallo aan kala joogsi laheen.

Previous Post

Ciidanka Amaanka oo gacanta ku soo dhigay Shabakad ka tirsaneed maleeshiyaadka Khawaarijta

Next Post

Ciidamada Xoogga oo howlgallo Miino baaris ah ka sameeyay waddada isku xirta Caad iyo Camaara

Next Post
Ciidamada Xoogga oo howlgallo Miino baaris ah ka sameeyay waddada isku xirta Caad iyo Camaara

Ciidamada Xoogga oo howlgallo Miino baaris ah ka sameeyay waddada isku xirta Caad iyo Camaara

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In