Tuesday, April 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Haween cambaareeyay duqeyntii Kenya ee Gedo, codsadayna in Kenya sharciga lala tiigsado “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Haween cambaareeyay duqeyntii Kenya ee Gedo, codsadayna in Kenya sharciga lala tiigsado “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qaar ka mid ah haweenka ku nool magaalada Muqdisho, kana soo jeeda gobolka Gedo ayaa cambaareeyay duqaynti  diyaaradaha dowladda Kenya ay ka gaysatay gobolka Gedo 3-dii bishan, iyagoo sheegay in ay tahay wax aan la aqbali karin duqaymaha soo laab laabtay ee ay dowladda Kenya ka geeysanayso gobolka.

Qaar ka mid ah haweenkii kulanka ka qayb galay oo madasha ka hadlay ayaa sheegay in shacabka gobolka Gedo ay u baahanyihiin garab istaag, dhankoodana ay cambaareynayaan falkaasi foosha xun ee ay sameeyeen ciidamada Kenya, waxaana ay dowladda ka codsadeen inay wax ka qabato dhibaatada Kenya ay ku heyso shacabka Gobolka Gedo.

Related posts

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

April 7, 2026
Hoggaamiyaha KMG ee Koonfur Galbeed oo Baydhabo kulan kula qaatay masuuliyiin sare

Hoggaamiyaha KMG ee Koonfur Galbeed oo Baydhabo kulan kula qaatay masuuliyiin sare

April 7, 2026

3-dii bishaan ayay ahayd markii diyaaradaha Kenya ay duqayn ka gaysteen gobolka Gedo, gaar ahaan deegaanka Ceel Cadde iyo tuulooyin hoostaga Degmada Beled Xaawo, taasi oo sababtay dhimasho iyo dhaawac dad shacab, waxaana ay u badnaayeen carruur iyo haween.

Dowlada Soomaliya ayaa magaalada Muqdisho keentay qaar ka mid ah dadkii ay dhaawacyadu ka soo gaareen duqeynta, kuwaasi oo iminka lagu daweynayo isbitaalada Muqdisho.

Previous Post

Maamulka deegaanka Jaziira oo ka warbixiyey qarax miino oo ka dhacay xeebta deegaankaas “SAWIRRO”

Next Post

Dowladda Giriigga oo go’aan ka qaadatay qaabbilaadda muhaajiriin ay Soomaali ku jirto

Next Post
Dowladda Giriigga oo go’aan ka qaadatay qaabbilaadda muhaajiriin ay Soomaali ku jirto

Dowladda Giriigga oo go’aan ka qaadatay qaabbilaadda muhaajiriin ay Soomaali ku jirto

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO QAABILAY GUDDOOMIYAHA MAAMULKA DEGMADA BAYDHABO

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay Guddoomiyaha Maamulka Degmada, ahna Duqa magaalada Baydhabo ee Xarunta Ku...

Hoggaamiyaha KMG ee Koonfur Galbeed oo Baydhabo kulan kula qaatay masuuliyiin sare

Hoggaamiyaha KMG ee Koonfur Galbeed oo Baydhabo kulan kula qaatay masuuliyiin sare

April 7, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay xildhibaan...

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Somalia Defence Minister Visits AUSSOM Sector 3

April 6, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, visited the headquarters of Sector 3...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In