Sunday, March 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Haween Ka Tanaasulay Ka Ganacsiga Qaadka Oo Barnaamij Shaqo Abuur  Ah Loo Sameeyay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Haween Ka Tanaasulay Ka Ganacsiga Qaadka Oo Barnaamij Shaqo Abuur  Ah Loo Sameeyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankani oo looga hadlayay  dhibaatada uu bulshada Soomaaliyeed ku leeyahay Cunista Qaadka ee la Xiriirta Dhinacyada Caafimaadka iyo Dhaqan Dhaqaale ee Dalka   ayaa  maanta  lagu qabtay  magaalada Muqdisho, iyadoo lagu soo bandhigay kulankaasi 30  haween ah  oo ka tanaasulay  iibinta  qaadka  oo shaqo abuur loo sameeyay.

Kulanka oo lagu  qabtay  dhismaha guriga  hooyooyinka  ayaa waxa  ka qeyb galay     ururka haweenka Qaranka  iyo  Agaasimaha waaxda  arrimaha  bulshada  ee xafiiska  Ra’isul wasaaraha dalka.

Related posts

Heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga oo la saxiixay

Heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga oo la saxiixay

March 28, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Maxkamadda Sare ee JFS oo ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir

March 28, 2026

Hoolka kulanka  lagu qabtay  ayaa lagu wareejiyay sawirro ka turjumaya dhibaatada weyn ee bulshadeena  ku hayo Cunista   qaadka  taasi  oo muujineysa  in ay ugu nugul  yihiin  haweenka  iyo dhalinyarada  Soomaaliyeed,  waxaana   hal ku  dhig looga  dhigay  qaadku waa  daroogo  qalbiga  bini’aadanka  dila.

Abuukar Cawaale Qaad-diid oo kulankaasi  ka jeediyay  hadal ka ilmeysiiyay  guud ahaan  dadkii ka qayb galay kulanka  ayaa  ka sheekeeyay  dhibaatooyinka  dhabta ah ee haweenka Soomaaliyeed  ay kala  kulmaan  ka ganacsiga iyo  cunista   qaadka.

Guddoomiyaha  ururka  haweenka  Qaranka  Soomaaliyeed Batuulo Sheekh  Axmed  Gabale oo kulanka ka hadashay ayaa kula dardaarantay haweenka  maanta   loo furay  Barnaamijka shaqo  Abuurista  ee ka  tanaasulay ka ganacsiga qaadka  in ay ka faa’ideystaan  Barnaamijkaasi.

Agaasimaha waaxda  Arrimaha  bulshada  ee  Xafiiska   Ra’isul wasaaraha dalka    C/casiis  Cabdulaahi  ayaa  tilmaamay in  haweenka  ay yihiin  kuwa dhibaatooyinka   ugu  badan  ay  ka soo gaarto   Qaadka ismarakaana  Xafiiskiisa  uu  garab taagan  yahay  Barnaamijyadda dalka ka socda  ee bulshada  lagu  wacyi galinayo.

Previous Post

Xubno Ka Socda Maamul Goboleedyada Dalka Ka Jira Oo Muqdisho U  Yimid Ka Qeyb Galka Shir Wasaaradda Dhalinyarada Ay Qabaneyso

Next Post

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga oo la saxiixay

Heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga oo la saxiixay

March 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad lagu...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Maxkamadda Sare ee JFS oo ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir

March 28, 2026
0

Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kama dambeys ah u ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir, oo...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda Soomaaliya oo si adag u uga hadashay is doorashada sharci darrada ah ee ka dhacday Baydhabo

March 28, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa is doorashada sharci darrada ah ee maanta lagu qabtay magaalada Baydhaba, taas...

Wafdi ka socday Turkiga oo booqasho ku tegay Dekadda Muqdisho

Wafdi ka socday Turkiga oo booqasho ku tegay Dekadda Muqdisho

March 28, 2026
0

Wafdi ka socday shirkadda Akkon Lines ee dalka Türkiye ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay Dekedda Magaalada Muqdisho, waxaana...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In