Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Haween tababar loogu qabtay degmada Afgooye+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Haween tababar loogu qabtay degmada Afgooye+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiro iyo xildibaano ka tirsan Dowlad goboleedka KGS ayaa ka qeybgalay furitaanka tababar loo qabtay haween ka kala yimid degmooyinka gobolka Sh/Hoose kaasoo lagu qabtay degmada Afgooye.

Siminaarka ayaa waxaa loo qabtay haween  ka kala yimid 8-da degmo ee gobolka shabellaha hoose  oo gaaraya ku dhawaad 100 haween waxaana la baray casharo ka tarjumaya nabada iyo dib u heshisiinta gobolka sida ay uga qeyb qaadan karaaan.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

Gudoomiyaha degmada Afgooye Cabdinaasir Caalim Ibraahim ayaa mas’uuliyiinta ka tirsan maamulka KGS ku soo dhaweyay degmada Afgooye,

Gudoomiyah gobolka Shabellaha hoose  Ibraahim Aadan Cali “Najax” ayaa sheegay in haweenka ay door muuqda ku leeyihiin dib u heshiisinta iyo nabada  loona baahanyhay in ay dadaal dheeri ah sameeyaan,

Wasiir ku xigeenka wasaarada haweenka Dowlad Goboledka KGS Fadumo Cabdiraxmaan ayaa tilmaantay in haweenka ku dhaqan deegaannada KGS ay siin doonaan tababarro dheeri ah si kor loogu qaado aqoonta haweenka.

Wasiirka wasaaradda maaliyadda Dowlad goboledka KGS Cabdiraxmaan Sate waxa uuu haweenka ka codsaday in ay bulshada kula laabtaan casharrada siminarkan ay ka bartaan.

Wasiirka wasaradda arimaha gudaha Dowladaha hoose ee maamulka KGS Maxamed Madoowe Nuunow ayaa maamulka gobolka Shabellaha hoose ku amaanay dadaaalka ay ugu jiraan horumarinta bulshada

Siminaarka ayaa inta uu socdo waxaa ay haweenka ka qeybgalaya ay ka faa’idi doonaan  caharo muhiim u ah nabada iyo dib u heshiisinta.

Previous Post

Maleeshiyaad ka tirsana Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyn diyaaradeed

Next Post

Daawo: Munaasabada daah furka dib ula soo noqoshada maamulka Hawada Soomaaliya oo hadda ka socoto Muqdisho

Next Post
Daawo: Munaasabada daah furka dib ula soo noqoshada maamulka Hawada Soomaaliya oo hadda ka socoto Muqdisho

Daawo: Munaasabada daah furka dib ula soo noqoshada maamulka Hawada Soomaaliya oo hadda ka socoto Muqdisho

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In