Thursday, September 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Haweeney Pakistaan ah oo 35 sano kadib ogaatay in uu aabaheed Sacuudiga u dhashay

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Haweeney Pakistaan ah oo 35 sano kadib ogaatay in uu aabaheed Sacuudiga u dhashay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kadib dhageysi ay sameeyeen xubno ka tirsan xeer beegti maxkamad madani ah oo ku taala magaalada barakeysan ee Makkah iyo tijaabo DNA oo la qaaday , ayaa lagu ogaaday in gabar 35 sano jir ah aabaheed uu yahay nin Sacuudi u dhashay.
Sodon iyo shan sano ka hor, ayaa wiil Sacuudiyaan ah waxaa uu guursaday gabar u dhalatay dalka Burma hase yeeshee heysata baasaboor been abuur ah oo Pakistaan ah, waxayna u dhashay canug.

Guurkooda muddo dheer ma sii raagin, haweentii waxaa ay ka tagtay boqortooyada kadib markii ay la kulantay duruufo aan la carabaabin, iyadoo canugeedi yeraa qaadatay ka hor inta aan loo diiwaangelinin Sacuudiga.

Related posts

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026

Safarka haweebtii ayaa waxaa uu sababay in ay canuga ii dhibaato la kulmo, balse muddo kadib gabadhii waxaa ay ku soo laabtay dalka Sacuudiga baasboor Pakistaan, iyadoo wadata magaca labaad ee ninka hooyadeed qaba sida aabaheed.
Iyadoo la hadlaysay wargeys maxali ah, gabadha lagu magacaabo Maryam ayaa sheegtay in been loogu sheegay aabaheed isla markaana loo diiday in ay aabaheed la noolaato “ Hooyaday ayaa ii xaqiijisay in uu aabaheed uu yahay nin Pakistaan ah oo hooyadeed qaba , laakiin markii hooyaday iyo ninkeedi ay ku soo laabteen Sacuudiga , anigoo 20 sano jir ah waxaan guursaday nin Pakistaan ah. Xilligaas ayaa ogaaday in ninka hooyaday qaba uusan aabahey aheyd.”
Maryam waxaa ay dariska iyo qaraabada weydiisay arintan hase yeeshee waxaa ay ogaaday in hooyadeed iyo aabaheed kala tageen isla markaana hooyadeed ka tagtay boqortooyada Sacuudiga.
Maanta , waxaa ay ku nooshahay duleedka magaalada Makatal mukarama waxayna heysataa labo carruur ah, mana heysato wax daryeel ah, iyadoo mas’uuliyiinta Sacuudiga ah ku wargeliyeen in ay soo cadeyso guriga iyo carruurteeda.

“Aabahey hadda waxaa uu ku jiraa da’da 70; isagoo la daalaadhacaya dhibaatooyin dhaqaale. Ducumentigayga waxaa uu u baahan yahay in la cusbooneysiiyo, codsigeyga dib ayaa loo dhigay sababo la xiriira mid dhaqaale iyo mid taageero bulshadeeda ah sida ay ii sheegeen saraakiisha ,” ayay sheegtay.
Maryam hadda waxaa qaba nin Pakistaan u dhashay oo ay u dhashay labo carruur, ayagoo nolashooda ku tiirsan tahay sadaqo, maadaama seygeeda uusan shaqo heysan sharci la’aan darteed.
Maryam hadda waxaa ay rajaynaysaa in dhibaatadaasi ka baxdo kadib marka ay hesho ducumentiyada dhashadeeda Sacuudiga waxayna heli doontaa shaqo qoyskeeda ku caawiso.

Isha: Arabnews

Previous Post

Ban-ki Moon oo soo dhaweeyay go’aankii madasha wadatashiga qaran

Next Post

Hawlgal lagu soo qabtay Hub iyo Maleeshiyaad oo Ceelasha biyaha laga Sameeyay”Sawirro”

Next Post
Hawlgal lagu soo qabtay Hub iyo Maleeshiyaad oo Ceelasha biyaha laga Sameeyay”Sawirro”

Hawlgal lagu soo qabtay Hub iyo Maleeshiyaad oo Ceelasha biyaha laga Sameeyay"Sawirro"

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

𝐑𝐚,𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐋𝐚𝐛𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐗𝐉𝐅𝐒  𝐨𝐨 𝐠𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐬𝐡𝐢𝐫 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐚𝐧𝐬𝐢𝐱𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐄𝐥 𝐍𝐢𝐧̃𝐨

𝐑𝐚,𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐋𝐚𝐛𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐗𝐉𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐠𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐬𝐡𝐢𝐫 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐚𝐧𝐬𝐢𝐱𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐄𝐥 𝐍𝐢𝐧̃𝐨

September 23, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi , ayaa guddoomiyay kulan heer wasiir ah oo...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAMO DOCEEDYO LA QAATAY HOGGAAMIYAYAAL CAALAMI AH

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAMO DOCEEDYO LA QAATAY HOGGAAMIYAYAAL CAALAMI AH

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York ee dalka Mareykanka kulamo doceedyo kula yeeshay Madaxweynaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In