Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Haweeneydii ugu horeysay ee duuliye ka noqoto Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Haweeneydii ugu horeysay ee duuliye ka noqoto Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Asli Xasan Nuur  Cabaade waa mid ka mid ah mawaadiniin taariikhda Soomaaliya ka dhex muuqda had iyo jeerna lagu xasuusto in astaan ku dayasho mudan ay u tahay Qaranka maanta ayay ku soo laabatay magaalada caasimada ah ee Muqdisho, waxaana si diiran u soo dhaweeyay haweenka qaranka iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda Soomaaliya.

Asli Xasan waxa ay noqotay taariikhda gabadhii ugu horeysay ee Soomaaliyeed ah oo diyaarad duulisay waxaana ay xubin fir fircoon ka ahayd duuliyaashii ciidanka cirka Soomaaliya bur burkii dowladii milatariga ka dibna Asli waxaa ay ololeeye u ahayd nabad iyo isu keenida bulshada Soomaaliyeed.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Guddoomiyaha Haweenka Qaranka Soomaaliyeed marwo Batuulo Axmed Gabale ayaa ka hadashay soo dhaweynta ay maanta u sameeyeen Asli Cabaade.

Asli Xasan Nuur  ayaa si qiiro ku jirto ugu mahad celisay dhamaan bulshada ka qayb qaadatay soo dhaweynteeda.

Bishii September 1976dii ayay Asli Xasan Nuur kicisay Diyaaradii ugu horeysay oo nuuceedu ahaa sasna 150 in ay duuliye noqotana waxaa ay u gashay dadaal aad u balaaran Asli waxaa ay ku soo kortay Xerada Ciidammada Cirka ee Afasyooni kaliya qooskeeda asli xubno ka tirsan ayaa asli ku wehliyay ciidanka xoogga sida Caasho Xasan Maxamed Xasan iyo Maxamuud  sidoo kale labada waalid ee Asli waxaa ay ka mid ahaayeen ciidammada  mudooyinkii ugu danbeeyay waxaa ay ku nooleed gobolka texas ee dalka mareykanka waxaana ay asli wali diyaar u tahay in ay u shaqeyso Qaranka oo ay soo saarto duuliyaal cusub.

Previous Post

Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose oo dhagax dhigay dayactirka Buundada Degmada Qoryooley.

Next Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso: warka Duhur ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In