Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Haweenka ku nool Qaaradda Afrika oo sameysanaya iskaashi horumarineed “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Haweenka ku nool Qaaradda Afrika oo sameysanaya iskaashi horumarineed “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan ay isugu yimaadeen haweenka ku dhaqan Muqdisho ayaa ujeedkiisu ahaa sida hawenka ku nool Qaaradda Afrika ay u sameysan lahaayeen iskaashi horumarineed oo dhexdooda ah, kaasi oo ay soo qabaanqaabiyeen Uruurka dhallinyarada Qaranka Soomaaliyed, ayna ka qeyb galeen xubno ka socday “International Image Films for Women” iyo kuwa kale oo ka socday ururrada haweenka ee ku sugan Muqdisho.

Kulanka ayaa intii uu socday waxa ay ururkan ku soo bandhigeen muuqaalo ka turjumaya sida ay haweenka dhexdooda u sameyn karaan horumar iyo iskaashi wax wada qabsi, waxaana muuqaaladaasi la soo bandhigay ay ahaayeen kuwa laga soo uruuriyay Soomaaliya iyo Nigeria.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Guddoomiyaha ururka dhalinyarada Qaranka Faadumo Cabdi Warsame oo ugu horeyn kulanka hadal kooban ka jeedisay ayaa sheegtay in haweenka Soomaaliyeed ay yihiin kuwa muujiyay doorka ay ku leeyihiin horumarka dalka, waxaana ay haweenka ka codsaday in ay ka faa’iideystaan fursaddan.

Karen Mukwasi oo xubin ka ah ururka International Image Films for Women ayaa tilmaamtay in haweenka Soomaaliyeed horumarka ay sameeyeen darteed ay tahay sababaha ay Muqdisho u yimadeeen, ayna qorsheyneyaan sidii loo sameyn lahaa wada shaqeyn dhexmarta haweenka ku nool Qaaradda Afrika.

Kulanka ayaa waxaa laga dooday arragti ku aadan sida loo horumarin karo haweenka Qaaradda Afrika, waxaana qaar ka mid ah haweenkii goobta ka hadlay ay hoosta ka xariiqeen in ay dhankooda diyaar u yihiin inay wax la qeybsadaan haweenka dhigooda ah ee ku nool Qaaradda Afrika, waana caasimaddii afaraad ee lagu qabto shirkan looga hadlayo aayaha haweenka Qaaradda Afrika.

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????

???????????????????????????????
Sawir Qaade:- Maxamed Cabdullaahi Feereysane

Previous Post

Dhagayso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Kulan lagu sagootinayay Haween Gobolada Dalka ka kala yimid oo Muqdisho lagu qabtay

Next Post
DAAWO-Banaanbax looga soo horjeedo Sawir Gacmeedyo lagu aflagaadeeyay Nabi Muxamed NNKH oo Muqdisho lagu qabtay

Kulan lagu sagootinayay Haween Gobolada Dalka ka kala yimid oo Muqdisho lagu qabtay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In