Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Haweenka Muqdisho oo Deeq Taakuleyn ah ku wareejiyey Ciidanka Xoogga ee furinta hore ee dagaalka ku jira “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Haweenka Muqdisho  oo Deeq Taakuleyn ah ku wareejiyey Ciidanka Xoogga ee furinta hore ee dagaalka ku jira “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sahaydaan loogu talo galay Ciidanka qalabka sida ee Howlagalada ka wada Qaar kamid ah Gobolada dalka, gaar ahaan kuwa la wareegay deegaanada Sabiib iyo Caanoole ee Gobolka Shabeelada Hoose ayaa isugu jira Hilib, Kalluun, Buskut, Sabaayad iyo Biyo, Taasi oo Haweenka ku nool Caasimada ay ugu talo galeen inay kaga qeyb qaataan howlgalada dalka looga xorreynayo Argagixisada Alshabaab.

Haweenka soo Arruuriyey Sahaydaan oo loogu magac daray Taageerada Muwaadinka ee Ciidanka Qalabka sida oo aragtideeda ay laheyd Marwada Koowaad ee dalka Seynab Cabdi Macalin ayaa sheegay in Haweenka Muqdisho ay go’aansadeen inay is garab taagaan Ciidanka qalabka sida.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Guddoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Banaadir Jawaahir Maxamed Baarqab ayaa sheegtay inay u taagan yihiin Dhiiri-gelinta iyo Taageerada Ciidanka qalabka sida ee dagaalka kula jiro Kooxda Arxanka darran ee Alshabaab, iyaddoo xustay in ay ka go’an tahay inay garab u noqdaan Ciidanka.

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyadda Qaranka Marwo Aamino Saciid Cali ayaa uga mahad celisay Haweenka Soomaaliyeed sida Ciidamada ay u garab istaageen, iyaddoo Sahaydii Haweenkaan ay ugu talo galeen Ciidanka lagu wareejiyey Taliyaha Hoggaanka Zaadka ee Ciidanka Xoogga dalka Dhamme Sharmarke Cali Axmed.

Previous Post

Shirka isku xirka Howlaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo ka furmay Muqdisho+sawirro

Next Post

Maareeyaha Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo ka qeybgalay shirka horumarinta Tiknolojiyada+sawirro

Next Post
Maareeyaha Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo ka qeybgalay shirka horumarinta Tiknolojiyada+sawirro

Maareeyaha Hay'adda Isgaarsiinta Qaranka oo ka qeybgalay shirka horumarinta Tiknolojiyada+sawirro

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In