Tuesday, March 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Haweenka Oo Codsaday In Si Wadajir Looga Wada Shaqeeyo In Doorasho Xalaal Ah Ay Dalka Ka Dhacdo “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Haweenka Oo Codsaday In Si Wadajir Looga Wada Shaqeeyo In Doorasho Xalaal Ah Ay Dalka Ka Dhacdo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madasha wadatashiga ka qeyb galka siyaasadda Haweenka Soomaaliyeed ayaaa ka dooday hannaanka ay u wajahayaan doorashada soo socota 2020/2021 iyo doorka ay haweenku ku leeyihiin nidaamka xisbiyada badan ee dalka.

Haweenka oo oo muddo labo cisho ah kulan uga socday magaalada Muqdisho ayay ku gorfeeyeen sida ay lagama maar maanka u tahay in markasta la caddeeyo kaalinta ay haweenka ku leeyihiin doorashooyinka dalka.

Related posts

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026

Caasho Cabdulle Siyaad oo ka socotay bulshada Rayid Sahro Maxamed Axmed Guddoomiyaha Hay,adda SWDC ayaa madaxda dowlad goboleedyada iyo dowladda Federaalka ka codsaday inay iska kaashadaan doorasho xor ah oo ku dhacda dalkeena, iyadoo lagu hagayo sharuucda dalka uu leeyahay.

Gaba gabadii ayaa shirka laga soo saaray warmurtiyeedka ku aadan marxalada uu dalku marayo, waxaana talada lagu xoojiyay doorka haweenka Soomaaliyeed ay ku yeelanayaan siyaasadda iyo xubnaha Barlamaanka.

Muddada labada cishada ah uu soo socday shirkaan waxaa ka qeyb-galay quburo iyo aqaanyahano in badan ka soo shaqeyay arrimaha haweenka, iyadoo gabdhaha da’da yar looga sheekeynayay tariikhda iyo halgankii ay haweenka Soomaaliyeed ka soo qaateen dowladnimada iyo dib u kabashada haatan uu dalku ku jiro.

Previous Post

Dabkii ka kacay Bartamaha Magaalada Dhuusomareeb oo lagu guuleystay in la damiyo.

Next Post

Ciidanka Xoogga oo Toogtay Naftii halige isku dayay in uu isku dhex qarxiyo Kolonyo ilaalada Taliyaha

Next Post
Ciidanka Xoogga oo Toogtay Naftii halige isku dayay in uu isku dhex qarxiyo Kolonyo ilaalada Taliyaha

Ciidanka Xoogga oo Toogtay Naftii halige isku dayay in uu isku dhex qarxiyo Kolonyo ilaalada Taliyaha

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In