Monday, July 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Haweenka Siyaasada ku jira oo soodhaween u sameeyay Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee BJFS

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Haweenka Siyaasada ku jira oo soodhaween u sameeyay Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee BJFS
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Haweenka Soomaaliyeed ee Siyaasada ku jira ayaa munaasabad soo dhaweyn ah u qabtay Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Xildhibaan Sacdiyo Xaaji Samatar.

Kulankan oo ay soo abaabushay Wasiirka Wasaaradda Haweenka Xaniifa Xaabsade ayaa waxaa ka soo qeyb galay qaar ka mid ah Xildhibaannada Haweenka ah ee ku jira labada Gole ee BJFS, ururka Haweenka, Guddoomiyaha Guddigga Doorashooyinka Soomaaliyeed iyo inta badan Haweenka u ololeeya Siyaasada dumarka.

Related posts

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay ku dhawaad 30 ka tirsan Khawaariijta

July 12, 2026
Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

July 12, 2026

Guddoomiyaha Ururka Haweenka Batuule Gabale iyo Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Xaliima Ismaaciil ayaa sheegay inay rajeynayaan in Gudoomiye Sacdiyo wax weyn ku soo kordhiso Gudoonka Golaha Shacabka.

Xildhibaan Dahabo Suusow iyo Sentor Samsam ayaa sheegay inay Guddoomiyaha looga baahan yahay ka shaqeynta shuruucda arrimaha Haweenka.

Wasiirka Wasaaradda Haweenka XFS Xaniifa Xaabsade oo kulanka soo xirtay ayaa sheegtay in gabdhaha Baarlamaanka soo galay looga baahan yahay meel marinta sharciyada Haweenka quseeya.

Previous Post

Taliska Booliska oo ka hadlay khasaaraha qarax ka dhacay Muqdisho

Next Post

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo booqday xarunta wasaaradda

Next Post
Wasiirka Maaliyadda Puntland oo booqday xarunta wasaaradda

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo booqday xarunta wasaaradda

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay ku dhawaad 30 ka tirsan Khawaariijta

July 12, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay duqeymo lagu bartilmaameedsaday goobo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Khawaarijta ee...

Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

July 12, 2026
0

Qaar ka mid ah gabdhaha saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kulan dhiirigelin iyo hambalyo ah u sameeyay Caaliya Maxamed...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

July 12, 2026
0

Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya,...

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

July 12, 2026
0

Waxaa si rasmi ah u soo gebageboobay Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026, oo socday muddadii u dhexeysay 1-da Juun...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In