Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Haweenka Soomaaliyeed Ee Mareykanka Oo Minneapolis Ku Xusay Maalinta Haweenka Aduunka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Haweenka Soomaaliyeed Ee Mareykanka Oo Minneapolis Ku Xusay Maalinta Haweenka Aduunka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadabni oo lagu maamusyaayay maalinta caalamiga ah ee haweenka aduunka ayaa lagu qabtay magaalada Minneapolis gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka.

munaasabadani ay soo qaban qaabisay urur ay leeyihiin haween Soomaaliyeed oo magaciisu yahay Isuroon ayaa waxaa ka soo qeyb galay mas’uuliyiin’aqoonyahano haweenka iyo madax ka socota dalka Mareykana

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

September 28, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026

Qaar kamid ah haweenkii soo qaban qaabiyay munaasabada ayaa ka hadlay ujeedka ayagoo haweenka Soomaaliyeed ku dhiiro geliyay xoojinta kaalinta ay leeyihiin horumarka bulshada

Dadkaa ka qeyb galay munaasabada ayaa waxay ka haldeen kaalinta haweenka ay ku leeyihiin horumarka bulshada sida Xeer ilaaliyaha guud ee gobolka Minnesota wuxuuna balan qaaday in goor dhaw ay xafiiskiisa ka shaqeyn doonto Gabar Soomaali ah.

Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka  Qaranka Soomaaliyeed  Xaliimo Ismaaciil Xaliimo Yerey oo munaasabada hadal ka jeedisay ayaa ugu hambalyeysay haweenka  caalamka gaar ahaan haweenka Soomaaliyeed 8da Marso ayadoo ku boorisay in ay sare u qaadaan ka qeyb qaadashada horumarkla buslahada.

Intii ay munaasabdani socotay ayaa waxaa lagu soo bandhigay waxqabadka Haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay samaynayaan sidoo kale waxaa lagu soo bandhigay caqabadaha ay la kumaan dumarka Soomaaliyeed.

_MG_2719 _MG_2720 _MG_2724 _MG_2725 _MG_2740 _MG_2750 _MG_2762 _MG_2763 _MG_2788 _MG_2792 _MG_2794 _MG_2797 _MG_2801 _MG_2808 _MG_2812 _MG_2814 _MG_2819 _MG_2821 736862_10206819438217803_4176663732310619667_o 12828442_10206819443777942_2735698727418437174_o IMG_2765 IMG_2772 Screen Shot 2016-03-08 at 9.44.09 PM Screen Shot 2016-03-08 at 9.45.50 PM

Previous Post

Taliyaha Boliiska Soomaaliyed oo la kulmay Taliyaha iyo Abaanduulaha Ciidamada Carabinieri Talyaaniga “Sawirro”

Next Post

Madaxweynaha Maamulka Puntland oo Lagu soo dhaweeyay gobolka Ohio ee dalka Mareykanka  “Sawirro”

Next Post
Madaxweynaha Maamulka Puntland oo Lagu soo dhaweeyay gobolka Ohio ee dalka Mareykanka  “Sawirro”

Madaxweynaha Maamulka Puntland oo Lagu soo dhaweeyay gobolka Ohio ee dalka Mareykanka  "Sawirro"

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

September 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hay’adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026
0

Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In