Hawl-wadeenada Madaxtooyada Qaranka oo maanta ka qeyb qaatay Ololaha IS-XILQAAN ee lagu dhisayo Madxafka”Sawirro”

Related posts

Dhismaha ka socda Madxafka qaranka ee dib loogu soo nooleynayo goobaha danta guud ayay howl wadeenaddu kaalin mug leh ka qaateen maanta, iyaga oo saacado xiriir ah ka shaqeynayay dhammeystirka hawshaas.

Saraakiisha dowladda ugu xil saaran Barnaamijka ISXILQAAN ayaa Shaqaalaha Madaxtooyada ku dhiirigeliyay dadaalka ay muujiyeen, waxa ayna ku adkeeyeen in ay yihiin astaantii Shaqaalaha Soomaaliyeed lagana doonayo in ay hormuud ka noqdaan hawlaha danta Guud.

Waxaa Gabogabo maraya goobihii lagu bilaabay Barnaamijka IS-XILQAAN ee sanad jirsaday kaas oo 26 July ee sanadkii hore uu ku dhawaaqay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, iyada oo ay kaalin weyn ka qaadanayaan Shaqaalaha rayidka ah ee dowladda.

 

Next Post

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Welcome Back!

Login to your account below

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.