Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hay.ada Culimada Soomaaliyeed oo bayaan ka soo saartay arimaha dalka Yemen

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Hay.ada Culimada Soomaaliyeed oo bayaan ka soo saartay arimaha dalka Yemen
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

بسم الله الرحمن الرحيم

الحمد لله، والصلاة والسلام على رسول الله، وعلى آله وأصحابه ومن والاه.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Hay’adda Culumada Soomaaliyeed waxay si dhow isha ugu haysay arimaha Yaman ka taagnaa in muddo ah waxayna ka soo saaraysaa bayaanka hoos ku xusan:

1- Dhibka ka jira Yaman waxaa masuul ka ah kooxda xuuthiyiinta oo ka tallaabsaday wixii la isku ogaa una hanqal taagaya inay boobaan maamulka, dadka iyo dalkana u gacan galiyaan qorshaha is-ballaarinta shiicada.

2- Hay’addu waxay cambaaraynaysaa fitnada iyo iska-horkeenka ay Shiicadu  ka hurinayso dunida islaamka, siiba :Lubnaan , ciraaq , Suuriya iyo Yaman , waxayna ugu baaqaysaa in ay ilaahay ka baqaan ummadda muslimka ahna dhibka ka daayaan.

3- Hay’addu waxay soo dhawaynaysaa fikradda is-bahaysiga oo uu hogaaminayo boqorka sacuudiga ,waxayna rajaynaysaa in uu gun dhig u noqdo is-kaashi dhab ah oo difaaca diinta , danaha iyo sharafta ummadda muslimka ah.

4- Hay’addu ,ayadoo ka duulaysa khibradda ay u leedahay dhibka ka dhasha dagaalka , waxay ugu baaqaysaa xuuthiyiinta iyo xulafadooda in ay u dhaga nuglaadaan baaqyada nabadda , dalkana aysan ku shalwin buhosha burburka oo aan caymada lahayn .

Ilaahay ha ka badbaadiyo muslimiinta dhammaan wixii dhib ah.

Wa billaahi towfiiq

Hay’adda Culumada Soomaaliyeed

Golaha Fulinta

Muqdisho- Soomaaliya

Previous Post

Gudoonka baarlamaanka Soomaaliya oo ka qayb galay shir ka furmay Kampala

Next Post

Guddoonka Baarlamaanka Iyo Hay’adaha Taageera Oo Shir Qorsheyn Ah Uu Uga Furmay Kampala “SAWIRRO”

Next Post
Guddoonka Baarlamaanka Iyo Hay’adaha Taageera Oo Shir Qorsheyn Ah Uu Uga Furmay Kampala “SAWIRRO”

Guddoonka Baarlamaanka Iyo Hay'adaha Taageera Oo Shir Qorsheyn Ah Uu Uga Furmay Kampala “SAWIRRO”

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In