Thursday, October 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hay’ada PAC oo soo bandhigtay adeegyada ay Soomaaliya ka qabato

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Hay’ada PAC oo soo bandhigtay adeegyada ay Soomaaliya ka qabato
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaan oo Lagu soo Bandhigay Adeegyada Cafimaad ee Hay`ada  PAC oo laga leeyahay dalka Sucuudiga ay ka Fulisay Dalka islamarkaan ay ka qeyba Galeen Mas’uliyiin katirsan Labada Gole ee Dowlada Mas’uuliyiinta isbitaalka Dayniile Dhaqaadir iyo Marti sharaf Kale ayaa Maanta Lagu qabtay Maqaalada muqdidho.

Kulanka ayaa intii u socotay waxaa Lagu soo bandhigay Muqaalo ka turjumayay Adeegyada Cafimaad ee Hay`ada PAC ay ka Fulisay Dalka intii ay joogtay iydoona  Hay`adaasi  ay Adeegyo Cafimaad u sameysay Haween Gaaray 115  kuwaasoo horey u qabay cudurka loo yaqaano isku furanka ee ku dhaco haweeynka marka ay dhalayaan.

Related posts

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

October 15, 2026
Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026

Caasho  Shaacuur  Ugaasi iyo Dr C/raxmaan Cabdule iyo ka mid ah Masuliyiinta Cisbitaalka Dayniile ayaa si wada jir ah waxaa ay u  sheegeen in Hay`ada PAC ay Kaalin weyna Ka qaadatay Ollaha Ka Hortaga cudurka Isku Furanka.

“ PAC waxa ay joojisay in Gabar Soomaaliyeed oo Haamilo ah iney isku dhimato kii dhalinya waay dhaliyaan iygoo waxba ka Gaarin. Marka PAC aad ayaan ugu mahadnaqeyna Dr Maxamed shafeeca iyo dadka uu wada aad ayaan ugu mahadnaqeyna.

Dr Naadiye iyo Dr Saalax oo Ka mid Dhaqaadirta Hay`ada PAC ayaa sheegay in mudadii ay joogeen Maqalada Muqdisho ay ka Fuliyaan Qaliino Casri ah Oo la Xirira Dhinaca Cudurada ku dhaco Haweenka.

Gudomiyaha Degmada Dayniile Ciise Maxamuud Guure ayaa Hay`ada PAC oo ah Hay`ad ka shaqeysa Dhinca Cafimaadka ugu Mahadcaliyay Adeegyada Cafimaad ay ka Fuliyaan Degmada Dayniile ee Maqaalada Muqdisho

Xildhibaan  Xasan Maclin oo ka mid ah Mudanyaasha Barlamaanka Soomaaliya islmarkaan ka Hadlay kulankaasi ayaa yiri”

“Anigoo Wakiil ka ah kuna Hadlaayo mageca Xildhibaanada Barlamaanka Faderaalka Soomaaliya waxaan Rabaa in aan idiin kaga mahdcaliyaan Dadaalka aad wadaan in la xirir ka hortaga Cturka ku isku Furanka ee ku dhaca Haweeynka uurka ee Soomaaliyeed.

Wasiire ku-xigeenka Wasaarada Cafimaadka ee Xukumada Soomaaliya Mudane Cusmaan Maxamed Cabdi Daaalo ayaa sheegay in Dadaalo xogan ay Wasaardu ugu jirto sidii Gobalada Dalka loo Gaarsin lahaa adeegyo Cafimaad si bulshadu u helaan caafimaad wanaagsan.

“Wasaarada Cafimaadka waxa ay balan qaadisaa iney Garab istaagiiso Cidkasto wada Barnaamij Cafimaad wada oo Dalka iyo dadka waxa qabneyso waxaan ugu mahdcliyna Maamulka cusbotaalka iyo Dhaqaatirdaan”ayuu yiri Mr Daalo.

Previous Post

Gudoomiyaha cusub ee Shangaani oo xilka la waregay

Next Post

Kulan loo hadlay hormarinta waxbarashada Baraawe oo Muqdisho lagu qabtay

Next Post
Kulan loo hadlay hormarinta waxbarashada Baraawe oo Muqdisho lagu qabtay

Kulan loo hadlay hormarinta waxbarashada Baraawe oo Muqdisho lagu qabtay

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

October 15, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In