Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista dastuurka oo shir uga furmay dalka Turkiga

caqiil by caqiil
7 years ago
in Wararka
0
Hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista dastuurka oo shir uga furmay dalka Turkiga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shir wadajir ah oo ku saabsan dib-u-eegista Dastuurka oo ay ka qeyb galayaan Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Guddiga Lasocdka dib- u- eegista Dastuurka, Guddiga Madaxabannaan iyo Guddiyada Dastuurka Baarlamaanada dowlad goboleedyada ee u xilsaaran dib-u-eegista dastuurka ayaa magaalada Istanbul waxaa uga furmay shir toban maalin socon doona laga bilaabo 27 Octoobar 2019 ilaa 5ta Nofeebar 2019, wuxuuna ku saabsan yahay dib-u-eegista 15ka Cutub Dastuurka ee la soo dhameeyay.

Ugu horayn, waxaa shirka ku soo dhaweeyay dhamaan ka qaybgalayaasha, islamarkaana sharaxay ujeedooyinka shirka gudoomiyaha Gudigga la-socodka ee Dib-u-eegista Dastuurka ee labada gole Mudane Cabdi Qaybdiid.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wasiirka Arrimaha Dastuurka ee XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa hogaaminaya wafdiga dowladda ee dib-u-eegista Dastuurka.gabagabadii shirkaan ayaa muhiimad ugu fadhiyo dib-u-eegista dastuurka gaar ahaan 15 ka cusub ee soo dhamaaday, taasoo la doonayo in mudadan tobanka cisho lagu turxaan bixiyo wixii sixitaan yar yar u baahan ee ku saabsan dhanka farsamada.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo Saxiixay Sharciga Maamulka Dakhliga

Next Post

H.E President Farmaajo Signs The Revenue Management Bill Into Law

Next Post
H.E President Farmaajo Signs The Revenue Management Bill Into Law

H.E President Farmaajo Signs The Revenue Management Bill Into Law

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In