Wednesday, March 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hay’adaha ammaanka oo shacabka ka codsaday inay la shaqeeyaan

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Amniga oo ku baaqday in shacabku ay la shaqeeyaan laamaha amniga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Afhayeenka Wasaaradda amniga Soomaaliya C/kaamil Macalin Shukri oo lahadlay Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA, ayaa shacabka Soomaaliyeed ka dalbaday in ay la shaqeeyaan hay’adaha ammaanka dalka, oo ay ka gacan siiyaan sugidda amniga.

Afhayeenka ayaa sheegay in shacabka looga baahan yahay in ay kaalin ka qaataan sugidda ammaanka, isla markaana wax walbo oo amniga kahor imaanaya sidii looga hortagi lahaa ciidanka ay kala shaqeeyaan.

Related posts

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026

C/kaamil Macalin Shukri afhayeenka Wasaaradda amniga ayaa dhinaca kale sheegay in shacabka ay soo wici karaan No:991 hadii ay la kulmaan falal ka hor imaanaya ammaankooda, oo ciidanka ay si deg deg ah u wargaliyaan.

Ciidamada amaanka dowladda Soomaaliya ayaa xoojiyey dadaaladooda ku aadan sugidda amniga dalka, gaar ahaana caasimada Muqdisho oo la filayo in ay marti galiso shirar caalami ah.

Previous Post

Xildhibaan Nuur Faarax oo ka hadlay kulan looga hadlayay Nabadgelyada Caabudwaaq

Next Post

Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka oo lagu wareejiyay dhul laga dhisayo xafiisyo “SAWIRRO”

Next Post
Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka oo lagu wareejiyay dhul laga dhisayo xafiisyo “SAWIRRO”

Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka oo lagu wareejiyay dhul laga dhisayo xafiisyo "SAWIRRO"

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In