Sunday, July 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hay’adda Culimada oo bayaan ka soo saartay shaqsiyaad sheegtay inay Diinta ka baxeen

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Hay’adda Culimada oo bayaan ka soo saartay shaqsiyaad sheegtay inay Diinta ka baxeen
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan ay soo qaban qaabiyeen hay’adda Culimada Soomaaliyeed, loogana hadlayay waxa ay shareecada Islaamka ka qabto shaqsiyaad Soomaaliyeed oo sheegtay ina y ka baxeen Diinta Islaamka, isla markaana lagu baahiyay barashada ay wadaagto ayaa waxaa ka qeybgalay culimaa’udiin, ugaasyo, aqoonyahanno, waxgarad iyo qeybaha bulshada, kaasi oo lagu qabtay Muqdisho.

Culimaa’udinkii iyo aqoonyahanadii ka qeybgalay kulanka ayaa waxa ay si wada jir u tilmaameen in Diinta Islaamka diin aan ahayn oo Alle agtiisa loogu dhawaanayo aysan jirin, waxaana ay hoosta ka xariiqeen in dastuurka KMG ah ee dalka ay ku caddahay in Diinta Islaamka diin aan ahayn lagu faafin karin gudaha dalka, dowladdana looga fadhiyo inay ka hortagto shaqsiyaadka dhaawacaya jiritaanka Ummadda Soomaaliyeed.

Related posts

Wasiir Fiqi iyo Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeer shaqo ku tagay degmada Ceeldheer

Wasiir Fiqi iyo Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeer shaqo ku tagay degmada Ceeldheer

July 5, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka tacsiyadeeyay geerida ku timi marxuum fannaan Cabdullaahi Boqol

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka tacsiyadeeyay geerida ku timi marxuum fannaan Cabdullaahi Boqol

July 5, 2026

Guddoomiyaha Hay’adda Culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo saxaafadda u akhriyay bayaanka ay hay’addu ka soo saartay dadka sheeganaya inay ka baxeen diinta Islaamka ayaa xusay in waxa baraha bulshada lagu baahiyay uu yahay mid abaabulan oo la gudoonayo in lagu khalkhalgeliyo Muslinimada iyo midnimada Ummadda Soomaaliyeed ee soo jireenka ah, iyagoo baaq u diray qurbojoogta iyo dowladda Soomaaliya.

Todobaadyadii la soodhaafay ayaa waxaa baraha bulshada ay wadaagto lagu soo bandhigay muuqaalo ay iska soo duubeen dad Soomaaliyeed oo isugu jira rag iyo dumar, kuwaasi oo sheegtay inay ka baxeen diinta Islaamka, taasi oo ay si weyn uga caroodeen dhamaan dadka Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan.

Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha ciidanka X.D.S oo booqday Garoonka Bali-doogle

Next Post
Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha ciidanka X.D.S oo booqday Garoonka Bali-doogle

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha ciidanka X.D.S oo booqday Garoonka Bali-doogle

Wasiir Fiqi iyo Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeer shaqo ku tagay degmada Ceeldheer

Wasiir Fiqi iyo Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeer shaqo ku tagay degmada Ceeldheer

July 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa kormeer shaqo ku tagay degmada Ceeldheer ee...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka tacsiyadeeyay geerida ku timi marxuum fannaan Cabdullaahi Boqol

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka tacsiyadeeyay geerida ku timi marxuum fannaan Cabdullaahi Boqol

July 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane C/fitaax Qaasim Maxamuud, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar...

Guddoomiyaha SoDMA iyo mas’uuliyiin matalayay Hirshabeelle oo ka wada hadlay xaaladda deegannadii dagaal-beeleedyadu saameeyeen

Guddoomiyaha SoDMA iyo mas’uuliyiin matalayay Hirshabeelle oo ka wada hadlay xaaladda deegannadii dagaal-beeleedyadu saameeyeen

July 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta xarunta dhexe ee Hay’adda ku soo...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADAXTOOYADA KU QAABILAY DUQA MAGAALADA ST. LOUIS PARK EE DALKA MARAYKANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADAXTOOYADA KU QAABILAY DUQA MAGAALADA ST. LOUIS PARK EE DALKA MARAYKANKA

July 4, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay gabadha soomaaliyed ee Naadiya Maxamed oo ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In