Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hay’adda Culimada Soomaaliyeed: “Shabaab xasuuqa dadka rayidka ah caado ayay u leeyihiin”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Hay’adda Culimada Soomaaliyeed: “Shabaab xasuuqa dadka rayidka ah caado ayay u leeyihiin”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa cambaareysay fal xasuuq ah oo ay maleeshiyada Shabaab ka geysteen degaanno ku yaalla Gobollada Gedo iyo Shabaalaha Hoose, halkaasi oo ay ku laayeen qoysas Soomaaliyeed.

Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo la hadlayay Radio Muqdisho ayaa ugu horeyn ku tilmaamay falka wuxuushnimada ah ee ay Shabaabku ka geysteen Tuulo hoostagta Degmada Luuq iyo Degmada Qoryooleey mid ka baxsan diinta Islaamka, waxaana uu tacsi u diray ehelada dadka ay Shabaabku xasuuqeen.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Musiibada ay sameeyeen nimanka argagixisada ee Khawaarijta ah marka hore aniga oo ku hadlaya magaca hay’adda culimada Soomaaliyeed waan cambaareynayaa, tankale falalka ay dadka ku laaynayaan diinta Islaamka raad kuma lahan, waxaana ku shaqeysanaya sheeydaamo” ayuu yiri Sheekha.

Sheekh Nuur Baaruud Gurxan ayaa xusay in sida kaliya ee Shabaab looga adkaan karo ay tahay in shacabka iyo dowladda ay si wada jir ah ula dagaallamaan argagixisada Shabaab, isla markaana loogu tego meelaha howdka ah ee ay ku dhuumaaleysanayaan.

“In la dabar gooyo ayaa kooxdan lagu baabi’in karaa, waayo waxa ay u dagaallamayaan ma ahan mid diinta Islaamka ay shaqo ku leedahay, waxaa kaloo jirta in Shabaab xasuuqa dadka rayidka ah ay caadi u leeyihiin” ayuu hadalkiisa ku soo gabo gabeeyay Sheekh Nuur Baaruud Gurxan.

Previous Post

Real Madrid oo Ka Adkaatay Kooxda Levante “SAWIRRO”

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In