Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hay’adda IAEA oo sheegtay in uu dhamaaday heshiiskii Nukliyeerka Iiraan

caqiil by caqiil
6 years ago
in Wararka
0
Hay’adda IAEA oo sheegtay in uu dhamaaday heshiiskii Nukliyeerka Iiraan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xilligan oo  ay socdaan dadaalada, ay si gaar ah u riixayaan Midowga Yurub, si loo soo nooleeyo heshiiskii Nukliyeerka Iiraan, ayaa Wakaaladda Atomiga waxay xaqiijisay in  Iiraan ay ku xad gudubtay heshiiskii horay loola galay ee Nukliyeerka.

Agaasimaha guud ee wakaaladda Tamarta Atomiga, Rafael Grossi, ayaa sheegay inuu rumeysan yahay in heshiiskii hore uu meesha ka baxay, isla markaana sida kaliya ee horay loogu socon karana ay tahay in heshiis cusub lala galo Iiraan, sidaas waxaa sheegay wargeyska Al Payiis.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Rafael Grossi  wuxuu sidoo kale carabka ku adkeeyay in wakaaladu aysan aqbali doonin  in Iiraan ay isticmaasho Nukliyeer cadaadis la’aan, waxuu intaa raaciyay in mas’uuliyiinta Iiraan ay dhaafeen boqolleyda loo oggol yahay tayeynta yuraaniyamka.

Agaasimaha guud ee wakaaladda IAEA wuxuu tilmaamay in bilaha soo socda Nukliyeerka Iiraan uu noqon doono mid aad u dhib badan, xitaa haddii Dahraan ay caddeyso halka ay ka timid walxaha yuraaniyamka ee laga helay sanadkii hore meelo badan oo aan la shaacin oo gudaha dalkaas ah.

Hay’ada  IAEA ayaa shaacisay in bisha soo socota ee Abriil ay dhici doonaan wadahadalo farsamo oo ku saabsan yuraaniyamka Iiraan.

Previous Post

Wasiir Dubbe oo ka hadlay kulankii horudhac u ahaa shirka Qaran ee dhammeystirka arrimaha Doorashooyinka

Next Post

Toogasho dad badan ay ku dhinteen oo ka dhacday Mareykanka

Next Post
Toogasho dad badan ay ku dhinteen oo ka dhacday Mareykanka

Toogasho dad badan ay ku dhinteen oo ka dhacday Mareykanka

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In